{"id":11693,"date":"2018-11-20T10:10:38","date_gmt":"2018-11-20T10:10:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11693"},"modified":"2018-11-20T10:10:38","modified_gmt":"2018-11-20T10:10:38","slug":"qarax-ka-dhacey-xaafada-soonakeey-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qarax-ka-dhacey-xaafada-soonakeey-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax ka dhacey xaafada Soonakeey ee magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Qarax lagu xiray gaari ayaan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaarahaan xaafada Soonakeey ee dagmada Hodan Gobolka Banaadir<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Goobjoogayaal ayaa Mustaqbal u sheegay in gaari qarxay uu watay askari ka tirsan ciidamada dowlada ismarkaana gaarigiisa qaraxa loogu xiray.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Dadka ku sugan halka qaraxu ka dhacey ayaa sheegey in uu meesha ku geeriyooday askari lagu magacaabi jiray Xasan Kaafi oo watay gaariga la qarxiyey,wararku waxay intaas ku darayaan inay meesha qaraxu ka dhacey ay isku gadaameen ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya ayna diideen in laga agdhawaado gaariga qaraxa qabsaday.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Marar badan magaalada Muqdisho waxaa ka dhacey qaraxyo lagu xiray baabuur ay wateen masuuliyiin iskugu jira Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax lagu xiray gaari ayaan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaarahaan xaafada Soonakeey ee dagmada Hodan Gobolka Banaadir Goobjoogayaal ayaa Mustaqbal u sheegay in gaari qarxay uu watay askari ka tirsan ciidamada dowlada ismarkaana gaarigiisa qaraxa loogu xiray. Dadka ku sugan halka qaraxu ka dhacey ayaa sheegey in uu meesha ku geeriyooday askari lagu magacaabi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11693"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11693"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11693\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}