{"id":11656,"date":"2018-11-20T04:06:46","date_gmt":"2018-11-20T04:06:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11656"},"modified":"2018-11-20T04:06:46","modified_gmt":"2018-11-20T04:06:46","slug":"kenya-oo-sheegtay-in-xubno-ka-tirsan-al-shabab-ku-dishay-keynta-booni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-sheegtay-in-xubno-ka-tirsan-al-shabab-ku-dishay-keynta-booni\/","title":{"rendered":"Kenya oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabab ku dishay keynta Booni"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab ay ku dishay howlgal ay ka fulisay Keynta Booni ee ay Ciidamada Kenya ka wadaan howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha amaanka Kenya ayaa sheegay in 4 ka tirsan Al-shabaab \u00a0lagu dilay howlgalkaas kuna qabsadeen 6 Qori oo\u00a0AK-47.<\/p>\n<p>Howlgalka ayey ku sheegeen in uu ka dhacay sohdinta Gobollada Gaarisa iyo lamu ee ku teedsan keynta Booni loo yaqaan.<\/p>\n<p>Agaasimaha howlgalka Keynta Booni ee \u00a0Ciidanka Kenya\u00a0 Joseph Kanyiri, ayaa sidoo kale sheegay in ay rasaas badan ka furteen AL-shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa uu mr\u00a0 Joseph Kanyiri, \u00a0sheegay in howlgalka uu billowday markii Ciidamada AL-shabaab ay isku dayeen in ay weeraraan Siin Isgaarsiineed oo ay leedahay Sharikadda Safaricom kaddibna Ciidamada ay ku baxeen sidaasna dagaalka ku dhexmaray.<\/p>\n<p>Dilka afarta qof ee ka tirsan AL-shabaab ayuu sheegay in ay ku soo aadday saddex bilood kaddib markii toban ka mid ah Al-shabaab lagu dilay degaanka\u00a0Taksile ee ka tirsan Lamu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kenya ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab ay ku dishay howlgal ay ka fulisay Keynta Booni ee ay Ciidamada Kenya ka wadaan howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab. Hay&#8217;adaha amaanka Kenya ayaa sheegay in 4 ka tirsan Al-shabaab \u00a0lagu dilay howlgalkaas kuna qabsadeen 6 Qori oo\u00a0AK-47. Howlgalka ayey ku sheegeen in uu ka dhacay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11657,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11656"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11656"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11656\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}