{"id":114932,"date":"2026-11-22T08:40:56","date_gmt":"2026-11-22T08:40:56","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114932"},"modified":"2026-11-22T08:40:56","modified_gmt":"2026-11-22T08:40:56","slug":"maxay-soomaaliya-uga-dhigan-tahay-in-uu-turkiga-ka-caawiyo-dhismaha-ciidanka-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-soomaaliya-uga-dhigan-tahay-in-uu-turkiga-ka-caawiyo-dhismaha-ciidanka-badda\/","title":{"rendered":"Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay in uu Turkiga ka caawiyo Dhismaha Ciidanka Badda?"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa qaadday tallaabo lagu xoojinayo dib u xoojinta Ciidanka Badda Soomaaliya kuwaas oo la howlgallaya Ciidamada Dalkaas ee jooga Biyaha Dalka sida ay ku warrameen saraakiil ka kala tirsan Muqdisho iyo Ankara.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa horay u tababaray Ciidamada Booliiska gaarka ah ee Haramcad iyo kumaandooska Gorgor kuwaas oo ay Ankara siisay hubka, Gaadiidka iyo waxyaabaha kale ay u baaham yihiin inay kusii xoojiyaan awooddooda.<\/p>\n<p>Waxaa intaas dheer in uu tababar gaar ah siiyay duuliyeyaal Soomaaliyeed oo gacanta ku haya qaar kamid ah Diyaaradaha Dagaalka Dalkaas si ay u xoojiyaan Ciidamada kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhaxeeya heshiisyo kala duwan kuwaas oo qaarkood hoostagaya arrimaha Amniga sida tababarka Ciidanka, qalabayntooda, la shaqaynta iyo ilaalinta nabadgalyada Dhulka iyo Badda.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Turkiga iyo saraakiil kale ayaa saacadihii lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho kula kulmay Mas&#8217;uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay kawada hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa qaadday tallaabo lagu xoojinayo dib u xoojinta Ciidanka Badda Soomaaliya kuwaas oo la howlgallaya Ciidamada Dalkaas ee jooga Biyaha Dalka sida ay ku warrameen saraakiil ka kala tirsan Muqdisho iyo Ankara. Turkiga ayaa horay u tababaray Ciidamada Booliiska gaarka ah ee Haramcad iyo kumaandooska Gorgor kuwaas oo ay Ankara siisay hubka, Gaadiidka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":114933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114934,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114932\/revisions\/114934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}