{"id":114916,"date":"2026-11-21T08:45:12","date_gmt":"2026-11-21T08:45:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114916"},"modified":"2026-11-21T08:45:12","modified_gmt":"2026-11-21T08:45:12","slug":"turkiye-oo-si-rasmi-ah-u-ansixisay-heshiiska-deeqda-dhismaha-safaaradda-soomaaliya-ee-ankara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/turkiye-oo-si-rasmi-ah-u-ansixisay-heshiiska-deeqda-dhismaha-safaaradda-soomaaliya-ee-ankara\/","title":{"rendered":"T\u00fcrkiye oo si rasmi ah u ansixisay heshiiska deeqda dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Ankara"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha T\u00fcrkiye, Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa saxiixay go\u2019aanka rasmiga ah ee lagu ansixinayo heshiiska deeqda taageerada dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara, kaas oo ku kacaya in ka badan $6 milyan. Soomaaliya ayaa si toos ah u yeelan doonta lahaanshaha dhulka laga dhisayo safaaradda.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka oo lagu daabacay Faafinta Rasmiga ah ee Dowladda T\u00fcrkiye (Resm\u00ee Gazete) 21-kii Nofeembar 2026, ayaa lagu ansixiyay heshiiska taageerada deeqda agabka ah ee u dhexeeya Dowladda T\u00fcrkiye iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo markii hore lagu saxiixay magaalada Ankara 6-dii Luulyo 2022.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.99422-6\/913948621_2361856291021463_4102147505108041402_n.png?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx933x691&amp;ctp=s933x691&amp;_nc_cat=110&amp;_nc_map=urlgen_bucketless&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=mAyPCjJtDeAQ7kNvwGJuKcK&amp;_nc_oc=AdoWL286kfvSddbp131U6XqzGxpTZ1GWpZuPFC0elEGExR9UStI_6Z14wHWXYOSb03A&amp;_nc_zt=14&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;_nc_gid=nuzb2ewT8qeydvuqkhSl4g&amp;_nc_ss=7a2a8&amp;oh=00_AQTr2zFzOXKOlPBO4DqKOQpnbq8uTW4HJ3xE54FPuDGbuQ&amp;oe=6B0728CA\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p>Heshiiska ayaa sannadkan 2026 waxaa ansixiyay Baarlamaanka T\u00fcrkiye, iyadoo go\u2019aanka Madaxweynaha Erdo\u011fan uu yahay tallaabada rasmiga ah ee lagu ansixinayo heshiiska, iyadoo la raacayo qodobbada sharciga iyo wareegtada madaxweynaha ee lagu xusay dukumentiga.<\/p>\n<p>Dhismaha safaaradda ayaa qayb ka ah iskaashiga labada dal, waxaana marka la dhammaystiro ay Soomaaliya yeelan doontaa dhisme safaaradeed iyo dhul ay si toos ah u leedahay oo ku yaalla caasimadda Ankara.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha T\u00fcrkiye, Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa saxiixay go\u2019aanka rasmiga ah ee lagu ansixinayo heshiiska deeqda taageerada dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara, kaas oo ku kacaya in ka badan $6 milyan. Soomaaliya ayaa si toos ah u yeelan doonta lahaanshaha dhulka laga dhisayo safaaradda. Go\u2019aanka oo lagu daabacay Faafinta Rasmiga ah ee Dowladda T\u00fcrkiye (Resm\u00ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":112468,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114916"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114916"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114917,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114916\/revisions\/114917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}