{"id":114913,"date":"2026-11-21T08:16:31","date_gmt":"2026-11-21T08:16:31","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114913"},"modified":"2026-11-21T08:16:31","modified_gmt":"2026-11-21T08:16:31","slug":"hayadda-socdaalka-jinsiyadda-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-sheegay-in-dfs-ay-mamnuucday-u-safarka-imaaraatka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hayadda-socdaalka-jinsiyadda-soomaaliya-oo-beenisay-warqad-lagu-sheegay-in-dfs-ay-mamnuucday-u-safarka-imaaraatka\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Socdaalka &#038; Jinsiyadda Soomaaliya oo beenisay warqad lagu sheegay in DFS ay mamnuucday u safarka Imaaraatka"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Socdaalka &amp; Jinsiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warqad lagu sheegay in Dowladdu ay mamnuucday u safarka Dalka Isutagga Imaaraatka Carabta oo xiriirkoodu go&#8217;ay.<\/p>\n<p>Hay&#8217;addu waxa ay ka digtay faafinta wararka aan salka iyo xaqiiqada lahayn ee laga dhigayo kuwa lasoo baxay Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay Hay&#8217;addaas.<\/p>\n<p><strong><em>&#8220;Warqaddaan waa been-abuur, kamana soo bixin Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (HSJ).<\/em> Hay\u2019addu waxay bulshada iyo warbaahinta ugu baaqaysaa in aysan faafin dukumentiyo aan rasmi ahayn, isla markaana xogta raamiga ah ee la xiriirta socdaalka dalka ka xaqiijiyaan oo keliya ilaha rasmiga ah ee Hay\u2019adda&#8221;<\/strong> sidaasi waxaa lagu yiri warka kasoo baxay HSJ.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Socdaalka &amp; Jinsiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warqad lagu sheegay in Dowladdu ay mamnuucday u safarka Dalka Isutagga Imaaraatka Carabta oo xiriirkoodu go&#8217;ay. Hay&#8217;addu waxa ay ka digtay faafinta wararka aan salka iyo xaqiiqada lahayn ee laga dhigayo kuwa lasoo baxay Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya sida lagu sheegay bayaanka kasoo baxay Hay&#8217;addaas&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":114914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114913"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114915,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114913\/revisions\/114915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}