{"id":114844,"date":"2026-11-17T08:58:36","date_gmt":"2026-11-17T08:58:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114844"},"modified":"2026-11-17T08:58:36","modified_gmt":"2026-11-17T08:58:36","slug":"mucaaradka-kenya-oo-walaac-ka-qaba-doorashada-dalkaas-ka-dhacaysa-2027","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mucaaradka-kenya-oo-walaac-ka-qaba-doorashada-dalkaas-ka-dhacaysa-2027\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Kenya oo walaac ka qaba Doorashada Dalkaas ka dhacaysa 2027"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha Mucaaradka Kenya ee doonaya in ay horseedaan isbaddel Siyaasadeed oo ka dhaca Dalkaas ayaa ka walaacsan Doorashada lagu ballansan yahay inay dhacdo sannadka soo socda ee 2027.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha xisbiga Wiper, Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in aanay u muuqan saansaan lagu sal dhigi karo Doorasho u dhacda si xor iyo Xalaal ah kana fog musuq &amp; wax is dabamarin waa sida uu hadalka u dhigau.<\/p>\n<p>Kalonzo ayaa intaas ku daray in loo baahan yahay wax ka qabashada Cabashadooda oo aan la fududaysan maadaama ay dhici karaan ku takrifal Dhaqaale, Awood sheegasho Siyaasadeed iyo dhinac gaar ah loo leexiyo Guddiga Doorashooyinka Maamulaya.<\/p>\n<p>Xubnaha Mucaaradka Kenya ayaa dhinacyo kala duwan u gudbiyay tabashadooda, waxa ay tilmaameen in aysan ku qanci doonin wax weliba oo liddi ku ah Kalsoonida Codka dadweynaha iyo dhaqaalaha Qaranka waa sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Mucaaradka Kenya ee doonaya in ay horseedaan isbaddel Siyaasadeed oo ka dhaca Dalkaas ayaa ka walaacsan Doorashada lagu ballansan yahay inay dhacdo sannadka soo socda ee 2027. Hoggaamiyaha xisbiga Wiper, Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in aanay u muuqan saansaan lagu sal dhigi karo Doorasho u dhacda si xor iyo Xalaal ah kana fog musuq&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":114845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114844"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114846,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114844\/revisions\/114846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}