{"id":114811,"date":"2026-11-15T15:41:29","date_gmt":"2026-11-15T15:41:29","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114811"},"modified":"2026-11-15T15:41:29","modified_gmt":"2026-11-15T15:41:29","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-dhagax-dhigay-jaamacadda-difaaca-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-dhagax-dhigay-jaamacadda-difaaca-qaranka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Jaamacadda Difaaca Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka oo ay hirgalineyso Dowladda Shiinaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Jaamacadda sheegay in ay soo saari doonto aqoonyahanno Soomaaliyeed oo leh xirfad iyo karti ay ugu adeegaan difaaca iyo ilaalinta qaranka.<\/p>\n<p>Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, iyadoo ka koobnaan doonta dhammaan qaybaha lagama maarmaanka u ah xarun waxbarasho oo heer jaamacadeed ah, sida kulliyado kala duwan, xarumo cilmi-baaris, goobo tababar iyo deegaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale dhagax-dhigay dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay fulinayaan Hoggaanka Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka, kana koobnaan doona saddex dabaq oo loo dhammeystirayo adeegyada caafimaad ee looga baahan yahay isbitaal casri ah, si loo xoojiyo daryeelka caafimaad ee ciidamada iyo bahda kale ee adeegga ka hela.<\/p>\n<p>Tillaabada dhagax dhiga ayaa ku soo aadeysa xilli dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay isku diyaarineysay la wareegida mas\u2019uuliyadda Amniga dalka iyo tababarka Ciidamo cusub.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka oo ay hirgalineyso Dowladda Shiinaha. Madaxweynaha ayaa Jaamacadda sheegay in ay soo saari doonto aqoonyahanno Soomaaliyeed oo leh xirfad iyo karti ay ugu adeegaan difaaca iyo ilaalinta qaranka. Jaamacadda Difaaca Qaranka ayaa loo dhisayaa qaab casri ah, iyadoo ka koobnaan doonta dhammaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114812,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114811"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114813,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114811\/revisions\/114813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}