{"id":114783,"date":"2026-11-14T08:08:53","date_gmt":"2026-11-14T08:08:53","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114783"},"modified":"2026-11-14T08:08:53","modified_gmt":"2026-11-14T08:08:53","slug":"madaxtooyada-soomaaliya-maxay-ka-dhahday-wadahadallada-maanta-lagu-ballansanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxtooyada-soomaaliya-maxay-ka-dhahday-wadahadallada-maanta-lagu-ballansanaa\/","title":{"rendered":"Madaxtooyada Soomaaliya maxay ka dhahday wadahadallada maanta lagu ballansanaa?"},"content":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlay wadahallada maanta lagu ballansanaa in uu dhexmaro Dowladda Federaalka &amp; Muraacadka ee dib u dhacay iyada oo Villa Somalia ay sheegtay in ay socdaan qabsoomidda gogoshaas.<\/p>\n<p>Warka ayaa intaas lagu daray in ay jiraan xiriiro ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lala samaynayo dhinacyada ay quseyso gogoshaan wadahadalka ma qaybagalaya sida lagu sheegay warka kasoo baxay Villa Somalia.<\/p>\n<p><em><strong>&#8220;Madaxtooyada waxay wargelinaysaa in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qayb ka ah diyaar-garowga shirka&#8221;<\/strong><\/em> Sidaasi waxaa lagu yiri warka kasoo baxay Villa Somalia<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-114784\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/FB_IMG_1794642625806-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/FB_IMG_1794642625806-300x300.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/FB_IMG_1794642625806-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/FB_IMG_1794642625806-150x150.jpg 150w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/FB_IMG_1794642625806-768x768.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/FB_IMG_1794642625806.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlay wadahallada maanta lagu ballansanaa in uu dhexmaro Dowladda Federaalka &amp; Muraacadka ee dib u dhacay iyada oo Villa Somalia ay sheegtay in ay socdaan qabsoomidda gogoshaas. Warka ayaa intaas lagu daray in ay jiraan xiriiro ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lala samaynayo dhinacyada ay quseyso gogoshaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":114785,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114783"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114786,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114783\/revisions\/114786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}