{"id":114763,"date":"2026-11-13T02:50:05","date_gmt":"2026-11-13T02:50:05","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114763"},"modified":"2026-11-13T02:50:05","modified_gmt":"2026-11-13T02:50:05","slug":"trump-oo-sheegay-in-dalalka-khaliijka-ay-ka-codsadeen-in-uu-muddo-kooban-hakiyo-duullaanka-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/trump-oo-sheegay-in-dalalka-khaliijka-ay-ka-codsadeen-in-uu-muddo-kooban-hakiyo-duullaanka-iiraan\/","title":{"rendered":"Trump oo sheegay in Dalalka Khaliijka ay ka codsadeen in uu muddo kooban hakiyo duullaanka Iiraan"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Saaxiibadiis Khaliijka ay ka codsadeen in uu muddo kooban ku joojiyo duullaanka ka dhanka ah Iiraan sida uu warka u dhigay.<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa ku faanay in uu damacsanaa saddex cisho oo duullaaan culus ah oo Washington kusoo afjarto kaabayaasha Dhaqaalaha dalkaas si ay isu dhiibto Xukuumadda Tehran.<\/p>\n<p>Trump ayaa marar badan oo hore sidaan oo kale u sheegay in Dalalka Carabta ay gacmsha ka qabteen weerarro miisaan culus uuna ku burburin rabay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Iiraan ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay iska difaacista duullaanka Maraykanka, Israa&#8217;iil iyo Dalal koobaan oo u badan kuwa Carabta oo qorsheynaya weerarro cusub oo aanay Tehran isu dhiibi doonnin cadawgeeda dhinacyada badan.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in Saaxiibadiis Khaliijka ay ka codsadeen in uu muddo kooban ku joojiyo duullaanka ka dhanka ah Iiraan sida uu warka u dhigay. Donald Trump ayaa ku faanay in uu damacsanaa saddex cisho oo duullaaan culus ah oo Washington kusoo afjarto kaabayaasha Dhaqaalaha dalkaas si ay isu dhiibto Xukuumadda Tehran&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":114764,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114763"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114763"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114765,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114763\/revisions\/114765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}