{"id":114737,"date":"2026-11-11T07:42:49","date_gmt":"2026-11-11T07:42:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114737"},"modified":"2026-11-11T07:42:49","modified_gmt":"2026-11-11T07:42:49","slug":"ciyaaryahan-vinicius-jr-oo-fariin-qiiraysan-u-diyaaray-13-jir-suudaanees-ah-oo-lugihiisa-ku-waayay-duqayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciyaaryahan-vinicius-jr-oo-fariin-qiiraysan-u-diyaaray-13-jir-suudaanees-ah-oo-lugihiisa-ku-waayay-duqayn\/","title":{"rendered":"Ciyaaryahan Vin\u00edcius Jr oo fariin qiiraysan u diyaaray 13 jir Suudaanees ah oo lugihiisa ku waayay Duqayn"},"content":{"rendered":"<p>Xiddiga kooxda ka dhisan dalka Spain ee Real Madrid waa Vin\u00edcius J\u00fanior ayaa fariin muuqaal ah oo murugo ka muuqata u diray Zaher oo 13 jir ah lugihiisa ku waayay duqayn ka dhacday Dalkiisa Suudaan sannadkii 2024 isaga oo ahaa da&#8217;yar hibo u leh Kubadda Cagta.<\/p>\n<p>Vin\u00edcius J\u00fanior ayaa Zaher ku casuumay Magaalada Madrid halkaas oo ay kuwada kulmi doonnaan isaga iyo qoyskiisa si uu u garan istaago intii itaalkiisa ah maadaama uu murugo aan ka harin uu ka dhaxlay dagaalka Sokeeye ee dalkiisa.<\/p>\n<p>Zaher ayaa ka qaybgali doonna daawashada mid kamid ah kulan ciyaareedka Xagaagaan Kooxda Cadcadka ee Real Madrid waana suuragal in saf sharafeed loo sameeyo oo arrintiisu noqono mid ka gudubta Vin\u00edcius Jr si marar kala duwan sidaas oo kale u dhacday.<\/p>\n<p>Isbitaal ku yaalla Magaalada Qaahira ee Caasimadda Masar ayaa Zaher loogu sameeyay Qalliin lagu guullaystay in loo heliyo lugo macmal ah taasi oo keentay in uu si taxadar leh uu kubadda ula dheelo saaxiibadiisa inkasta oo qalbi xannuun uu ka dhaxlay duqayntii uu lugihiisa ku waayay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-114739\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/d4ae1f2afc8466fc98c77f554ea943a0-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/d4ae1f2afc8466fc98c77f554ea943a0-300x169.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/d4ae1f2afc8466fc98c77f554ea943a0-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/d4ae1f2afc8466fc98c77f554ea943a0-768x432.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/d4ae1f2afc8466fc98c77f554ea943a0-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/d4ae1f2afc8466fc98c77f554ea943a0.jpg 1920w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>Zaher ayaa u mahadceliyay Ciyaaryahanka Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid ee Vin\u00edcius J\u00fanior isaga oo ku tilmaamay qof xushmad badan oo garab istaag u muujiyay kuna casuumay Magaalada Madrid ee Caasimadda Dalka Spain.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiddiga kooxda ka dhisan dalka Spain ee Real Madrid waa Vin\u00edcius J\u00fanior ayaa fariin muuqaal ah oo murugo ka muuqata u diray Zaher oo 13 jir ah lugihiisa ku waayay duqayn ka dhacday Dalkiisa Suudaan sannadkii 2024 isaga oo ahaa da&#8217;yar hibo u leh Kubadda Cagta. Vin\u00edcius J\u00fanior ayaa Zaher ku casuumay Magaalada Madrid halkaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":114738,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47,83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114737"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114740,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114737\/revisions\/114740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114738"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}