{"id":114716,"date":"2026-11-10T08:57:12","date_gmt":"2026-11-10T08:57:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114716"},"modified":"2026-11-10T08:57:12","modified_gmt":"2026-11-10T08:57:12","slug":"soomaaliya-oo-ka-tacsiyaysay-dadkii-masar-uga-dhintay-shilka-tareen-ee-ka-dhacay-giza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-oo-ka-tacsiyaysay-dadkii-masar-uga-dhintay-shilka-tareen-ee-ka-dhacay-giza\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka tacsiyaysay Dadkii Masar uga dhintay Shilka Tareen ee ka dhacay Giza"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya aya dhiggeeda Masar uga tacsiyaysay dadkii ku dhintay Shilkii tareen ee ka dhacay Magaalada Giza oo galaaftay nolosha ugu yaraan 7 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 125 ruux.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Masar u sheegtay inay uga tacsiyayneeso dadka ku dhintay Shilka iyo kuwa ku dhaawacmay iyada oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qaahira sida lagu yiri bayaan kasoo baxay XFS.<\/p>\n<p>&#8220;Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, kaddib shilkii tareen ee 8-dii Nofeembar 2026 ka dhacay magaalada Giza, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo&#8221; Sidaasi waxaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladda Soomaaliya waxay murugada la qeybsaneysaa walaalaheeda reer Masar xilligaan adag&#8221; Sidaasi waxaa la sii raaciyay Warka qoraalka ah ee kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya aya dhiggeeda Masar uga tacsiyaysay dadkii ku dhintay Shilkii tareen ee ka dhacay Magaalada Giza oo galaaftay nolosha ugu yaraan 7 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 125 ruux. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Masar u sheegtay inay uga tacsiyayneeso dadka ku dhintay Shilka iyo kuwa ku dhaawacmay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":114717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114716"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114718,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114716\/revisions\/114718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}