{"id":114517,"date":"2026-10-31T11:07:11","date_gmt":"2026-10-31T11:07:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114517"},"modified":"2026-10-31T11:44:11","modified_gmt":"2026-10-31T11:44:11","slug":"maxay-ka-dhigan-tahay-in-31-sano-ka-dib-la-soo-gaba-gabeeyo-xafiiska-qm-ee-arrimaha-siyaasadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-dhigan-tahay-in-31-sano-ka-dib-la-soo-gaba-gabeeyo-xafiiska-qm-ee-arrimaha-siyaasadda\/","title":{"rendered":"Maxay ka dhigan tahay in 31 sano ka dib la soo gaba gabeeyo Xafiiska QM ee Arrimaha Siyaasadda?"},"content":{"rendered":"<p data-pm-slice=\"1 1 []\">Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS, kaddib markii la dhammaystiray muddadii labada sano ahayd ee kala-guurka, taasoo qeyb ka ahayd qorshaha lagu wareejinayay mas\u2019uuliyadaha hawlgalka hay\u2019adaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xiritaanka UNTMIS ayaa soo afjaraya in ka badan 30 sano oo Qaramada Midoobay ay Soomaaliya ka waday taageero dhinacyada nabadaynta, dowlad-dhiska iyo wada hadalsiinta dhinacyada Siyaasadda.<\/p>\n<p>Hawlgalkan ayaa ahaa marxaladdii ugu dambeysay ee taageerada siyaasadeed ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, taasoo soo bilaabatay 1995-kii, xilligaas oo la aasaasay Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNPOS), waxaana xigay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) oo shaqadiisa bilaabay 2013-kii, ka hor inta aan loo beddelin UNTMIS sannadkii 2024-kii.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka Qaramada Midoobay, mas\u2019uuliyadihii UNTMIS ayaa si tartiib-tartiib ah loogu wareejiyay hay\u2019adaha dowladda Soomaaliya, hay\u2019adaha, sanduuqyada iyo barnaamijyada Qaramada Midoobay, iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).<\/p>\n<p>Madaxa UNTMIS ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, ayaa sheegay in xiritaanka hawlgalku uusan ka dhignayn dhammaadka xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Maanta ma aha dhammaadka iskaashiga ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya, balse wa gabagabada cutub iyo bilowga mid kale,&#8221;<\/strong> ayuu yiri Raisedon Zenenga.<\/p>\n<p>Soo gabagabeynta UNTMIS ayaa ku timid codsi ka yimid Dowladda Soomaaliya, kaasi oo la xiriiray in dalka gaarey isku filnaan dhinaca Siyaasadda iyo Amniga.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS, kaddib markii la dhammaystiray muddadii labada sano ahayd ee kala-guurka, taasoo qeyb ka ahayd qorshaha lagu wareejinayay mas\u2019uuliyadaha hawlgalka hay\u2019adaha dowladda Soomaaliya. Xiritaanka UNTMIS ayaa soo afjaraya in ka badan 30 sano oo Qaramada Midoobay ay Soomaaliya ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114517"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114517"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114521,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114517\/revisions\/114521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}