{"id":114484,"date":"2026-10-29T15:11:53","date_gmt":"2026-10-29T15:11:53","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114484"},"modified":"2026-10-29T17:19:19","modified_gmt":"2026-10-29T17:19:19","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-muqdisho-ku-soo-celisay-169-muwaadin-oo-ku-xirnaa-xabsiyada-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-muqdisho-ku-soo-celisay-169-muwaadin-oo-ku-xirnaa-xabsiyada-liibiya\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo dalka ku soo celisay 169 muwaadin oo ku xirnaa xabsiyada Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM), ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo celisay 169 muwaadin Soomaaliyeed oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Muwaadiniintan oo Liibiya ku tagay tahriib ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in muwaadiniintan ay ku jireen xaalado adag intii ay ku xirnaayeen xabsiyada Liibiya.<\/p>\n<p>Hore Dowladda Federaalka ayaa hore u sheegtay in ay dalka ku soo celisay in ka badan 1,000 ruux oo ku xirnaa Xabsiyada kala duwan ee Caalamka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM), ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo celisay 169 muwaadin Soomaaliyeed oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya. Muwaadiniintan oo Liibiya ku tagay tahriib ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":107737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114484"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114484"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114485,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114484\/revisions\/114485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/107737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}