{"id":114442,"date":"2026-10-28T08:01:18","date_gmt":"2026-10-28T08:01:18","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114442"},"modified":"2026-10-28T08:01:18","modified_gmt":"2026-10-28T08:01:18","slug":"ciidamada-df-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-kawada-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-df-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-kawada-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"Ciidamada DF oo howlgallo ka dhan ah AS kawada Koofur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada deegaanno katirsan Maamulka Koofur Galbeed gaar ahaan Kuwa ku dhow Buurhakaba ee Gobolka Baay sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Ciidanka Federaalka ayaa maalin kahor AS kula dagaalamay inta u dhaxeysa Jameeco iyo Buurhaka waxaana dagaalkaas dhinac socday duqaymo diyaaradeed sida ay sheegeen ilo deegaanka ah iyo saraakiil Amni.<\/p>\n<p>Ujeedka Dowladda Federaalka waa in ay gacanta ku dhigto Degmada Garoonka diyaaradaha leh ee Buurhakaba si ay meesha uga saarto maleeshiyaadka gacansaarka la leh Cabdicasiis Laftagareen ee halkaas ku sugan sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ku sugan Koofur Galbeed ayaa Mustaqbal u sheegay in ay socdaan howlgallo iyo dhaqdhaaq ciidan oo ay wadaan Ciidanka Dowladda Federaalka oo kaashanaya askar kooban oo katirsan Maamulka Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay guullo ka sheegatay dagaalkii Isniinta ka dhacay Deegaanka Jameeco ee Degmada Buurhakaba, waxaa jira warbixinno la xiriira in Dowladdu uu khasaara kasoo gaaaray dagaalkaas inkasta oo aanay jirin ilo madaxbannaan oo khasaaraha guud xaqiijinaya inta uu la egyahay.<\/p>\n<p>Mustaqbal<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah AS kawada deegaanno katirsan Maamulka Koofur Galbeed gaar ahaan Kuwa ku dhow Buurhakaba ee Gobolka Baay sida ay ku warrameen ilo kala duwan. Ciidanka Federaalka ayaa maalin kahor AS kula dagaalamay inta u dhaxeysa Jameeco iyo Buurhaka waxaana dagaalkaas dhinac socday duqaymo diyaaradeed sida ay sheegeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":113953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114442"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114443,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114442\/revisions\/114443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}