{"id":114422,"date":"2026-10-26T08:07:12","date_gmt":"2026-10-26T08:07:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114422"},"modified":"2026-10-26T08:07:12","modified_gmt":"2026-10-26T08:07:12","slug":"lu-da-silva-oo-ku-guullaystay-doorashadii-ka-dhacday-brazil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/lu-da-silva-oo-ku-guullaystay-doorashadii-ka-dhacday-brazil\/","title":{"rendered":"Lu da Silva oo ku guullaystay Doorashadii ka dhacday Brazil"},"content":{"rendered":"<p>Lula da Silva oo ah Madaxweynaha Brazil ayaa ku guullaystay markale xilkaas kaddib markii uu guul muhiim ah ka gaaray doorashadii labaad ee shalay ka dhacday Dalkaas sida ay ku warrameen xubnaha maamulayay doorashadaas.<\/p>\n<p>Codaynta waxaa ka qaybgalay 128 Milyan oo qof oo kamid ah Bulshada Dalkaas oo gaaraysa 214.2 Milyan oo ruux iyada oo dadka codeeyay marka la dulsaaro boqolley ay noqonayso 59.8% Dadka Dalkaas sida xogaha ay muujinayaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Lula da Silva waxa uu katirsan yahay Xisbiga Shaqaalaha, waxaana la tartamay musharraxa lagu magacaabo Fl\u00e1vio Jair Bolsonaro oo dardar ku socday kahor codaynta isaga oo bandhig indhaha soo jiitay ku sameeyay dooddii uu Madaxweynaha la galay.<\/p>\n<p>Silva ayaa helay codaynta dadka gaaraya 64,256,232 oo u dhiganta 51.79% halka \u00a0Fl\u00e1vio Bolsonaro ay u codeeyeen 59,826,041 oo boqolley ahaan noqonaya 48.21% waana tan keentay in uusan kala fogaan farqiga labada musharrax.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lula da Silva oo ah Madaxweynaha Brazil ayaa ku guullaystay markale xilkaas kaddib markii uu guul muhiim ah ka gaaray doorashadii labaad ee shalay ka dhacday Dalkaas sida ay ku warrameen xubnaha maamulayay doorashadaas. Codaynta waxaa ka qaybgalay 128 Milyan oo qof oo kamid ah Bulshada Dalkaas oo gaaraysa 214.2 Milyan oo ruux iyada oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114422"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114424,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114422\/revisions\/114424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}