{"id":114410,"date":"2026-10-25T18:26:10","date_gmt":"2026-10-25T18:26:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114410"},"modified":"2026-10-25T18:26:10","modified_gmt":"2026-10-25T18:26:10","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-gogol-wada-hadal-u-fidiyay-dhammaan-siyaasiyiinta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-gogol-wada-hadal-u-fidiyay-dhammaan-siyaasiyiinta-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol wada hadal u fidiyay dhammaan Siyaasiyiinta dalka"},"content":{"rendered":"<div>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad uu jeediyay kaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga dalka.<\/div>\n<div>\nMadaxweynaha ayaa xusay in dad ka badan hal Milyan ay codeeyeen Doorashooyinka Qof iyo Codka ahaa ka qabsoomay Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle, isagoo tilmaamay in guul dowladda gaartay.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, mar uu ka hadlay arrimaha Siyaasadda ayuu fasiraad dheeraad ah ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeray oo la xiriiray wada tashiyada iyo in talada dhexda la dhigo.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>&#8220;Marka la leeyahay talada dhulka hala dhigo, waa shey bannaan oo aan ogolahay, balse go&#8217;aanka dambe iyo talinta waa arrin ka duwan&#8221;<\/strong> ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu dambeyn, Madaxweyne Xasan Sheekh\u00a0ayaa si rasmi ah oo gogol wada-hadal ah ugu fidiyay dhammaan siyaasiyiinta dalka, isagoo sheegay in dowladdiisu diyaar u tahay inay la fadhiisato cid kasta oo aragti ka duwan qabta.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>Mustaqbal<\/strong><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad uu jeediyay kaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga dalka. Madaxweynaha ayaa xusay in dad ka badan hal Milyan ay codeeyeen Doorashooyinka Qof iyo Codka ahaa ka qabsoomay Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle, isagoo tilmaamay in guul dowladda gaartay. Sidoo kale,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114411,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114410"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114410"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114410\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114412,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114410\/revisions\/114412"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114410"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114410"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114410"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}