{"id":114383,"date":"2026-10-25T05:45:58","date_gmt":"2026-10-25T05:45:58","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114383"},"modified":"2026-10-25T05:45:58","modified_gmt":"2026-10-25T05:45:58","slug":"deni-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-59aad-ee-golaha-wakiillada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/deni-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-59aad-ee-golaha-wakiillada-puntland\/","title":{"rendered":"Deni oo maanta furaya Kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furaya kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas kaddib markii uu fasax galay Golahaas balse dib u billaabaya howlihii shaqo ee loo igmaday.<\/p>\n<p>Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Khudbadda Furitaanka Kalfadhiga uu u jeediyo Golaha Wakiillada Maamulka Puntland isaga oo Warbixinno ka siinaya xaaladda Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas iyo waxyaabaha soo kordhay muddadii uu fasaxa ku jiray.<\/p>\n<p>Deni oo inta badan Fasax bannaanka ah ku maqnaa maalmihii lasoo dhaafay waxa uu qaaday tallaabooyin siyaasadeed oo uu sheegay in uu ku xoojinayo taageerrada uu u baahan yahay Maamulkiisa sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa horay uga carooday kalfadhiyo uu furay Madaxweyne Siciid Deni oo ay doonayeen in ay Su\u2019aalo ka weydiiyaan balse uu ka diidan in uu fursad siiyo.<\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland ayaa Xubnaha Golahaas u sheegay in keliya ay dhagaysan doonnaan Khudbadda Guddoonkooda oo ah mid kooban iyo soo dhaweynta Madaxweynaha iyo tan Deni oo xog gudbin ah.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furaya kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas kaddib markii uu fasax galay Golahaas balse dib u billaabaya howlihii shaqo ee loo igmaday. Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Khudbadda Furitaanka Kalfadhiga uu u jeediyo Golaha Wakiillada Maamulka Puntland isaga oo Warbixinno ka siinaya xaaladda Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114383"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114383"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114385,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114383\/revisions\/114385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}