{"id":114326,"date":"2026-10-22T08:36:10","date_gmt":"2026-10-22T07:36:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114326"},"modified":"2026-10-22T08:36:10","modified_gmt":"2026-10-22T07:36:10","slug":"soomaaliya-iyo-turkiga-ka-wada-hadlay-horumarinta-kalluumeysiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-ka-wada-hadlay-horumarinta-kalluumeysiga\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Turkiga ka wada hadlay horumarinta Kalluumeysiga"},"content":{"rendered":"<div>Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay\u00a0Danjiraha T\u00fcrkiye u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga labada dal ee dhinaca la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada iyo sidii loo horumarin lahaa Dhaqaalaha Buluuga ee Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Wasaaradda Kulluumeysiga ee XFS ayaa uga mahadceliyay Dowladda Turkiga kaalinta ay ka geysaneyso horumarinta Kalluumeysiga ee gudaha Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dhankiisa Safiirka Turkiga ayaa xusay in ay tababaro siin doonaan Kalluumeysatada si loo kordhiyo wax soo saarkooda.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>T\u00fcrkiye ayaa kamid ah Dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinacyo kala duwan, iyagoo heshiis dhinaca ilaalinta xeebaha kula jira Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>Mustaqbal<\/strong><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay\u00a0Danjiraha T\u00fcrkiye u fadhiya Soomaaliya, Ferhat Alkan. Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga labada dal ee dhinaca la dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada iyo sidii loo horumarin lahaa Dhaqaalaha Buluuga ee Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Kulluumeysiga ee XFS ayaa uga mahadceliyay Dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114326"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114328,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114326\/revisions\/114328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}