{"id":114244,"date":"2026-10-19T11:06:07","date_gmt":"2026-10-19T10:06:07","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114244"},"modified":"2026-10-19T11:06:07","modified_gmt":"2026-10-19T10:06:07","slug":"hayadaha-ammaanka-dfs-oo-loo-gudbiyay-dawooyinka-khatarta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hayadaha-ammaanka-dfs-oo-loo-gudbiyay-dawooyinka-khatarta-ah\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adaha Ammaanka DFS oo loo gudbiyay Dawooyinka Khatarta ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Golaha Shacabka kahor sheegay in Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda ay u gudbiyeen Dawooyinka Khatarta badan si ay u qabtaan.<\/p>\n<p>Dr Cali Xaaji ayaa sheegay in Liiska Daawooyinka sida loogu adeegsado Maandooriyaha ee halista ku ah Bulshada inay ku wareejiyeen Labadaan Ciidan oo muhiim u ah dabagalka dadka adeegsada iyo kuwa soo degsada sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in sannad weliba ay caalamka ugu dhintaan dawooyinkaan daroogada loo adeegsado in ka badan Nus Milyan qof kuwaas oo tira-koobka la sameeyay lagu ogaaday, dadkaas ayuu xusay in ay bollay ahaan ay Rag u badan yihiin kuwaas oo ah 66.67%<\/p>\n<p><strong><em>\u201cNISA iyo Booliiska waxaan u gudbiyay Liiska Daawooyinka Maandooriyaha ee khatarta badan si ay u qabtaan, 600,000 oo 400,000 oo Rag u badan ayaa sannad weliba u dhinta Daawooyinka daroogo ahaanta loogu isticmaallo\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Wasiirka Caafimaadka XFS, Dr Cali Xaaji Aadan.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxa ay kamid tahay Dalalka laga isticmaallo dawooyinka sida maandooriya ah loo adeegsado waxaana dhowr jeer dad sidaas qaldan u adeegsaday oo gaystay dambiyo kala duwan kasoo hor muuqdeen Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Golaha Shacabka kahor sheegay in Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda ay u gudbiyeen Dawooyinka Khatarta badan si ay u qabtaan. Dr Cali Xaaji ayaa sheegay in Liiska Daawooyinka sida loogu adeegsado Maandooriyaha ee halista ku ah Bulshada inay ku wareejiyeen Labadaan Ciidan oo muhiim u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,30,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114244"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114246,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114244\/revisions\/114246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}