{"id":114141,"date":"2026-10-15T08:58:10","date_gmt":"2026-10-15T07:58:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114141"},"modified":"2026-10-15T08:58:10","modified_gmt":"2026-10-15T07:58:10","slug":"turkiga-oo-diyaarado-casri-ah-ka-iibinaya-dalka-spain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/turkiga-oo-diyaarado-casri-ah-ka-iibinaya-dalka-spain\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Diyaarado casri ah ka iibinaya dalka Spain"},"content":{"rendered":"<div><\/div>\n<div>Turkiga ayaa la qorsheynayaa inuu dalka Spain ka iibiyo 15 Diyaaradaha Hurjet oo ah nuuca dheereeya, kuwaasi oo lagu tababaro Duuliyeyaasha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sida uu sheegay Madaxa Shirkada Diyaaradaha Turkiga ee TAI,\u00a0Mehmet Demiroglu waxaa la filayaa in sannadka 2028 diyaaradahan lagu wareejiyo dalka Spain.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, wuxuu xusay in ay kordhinayaan soo saarida diyaaradaha casriga ah, isagoo xusay in ay Shirkadda shaqaaleysiin doonto\u00a0Mehmet Demiroglu.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>&#8220;Waxaa ka shaqeynayna soo saarista diyaaradaha dagaalka ee Kaan, diyaaradaha Hurjet iyo Hurkus, helikobtarrada, diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, dayax-gacmeedyada iyo qaybaha diyaaradaha&#8221;<\/strong> ayuu yiri Madaxa Shirkadda Diyaaradaha Turkiga ee TAI<\/div>\n<div>\nMadaxa shirkadda TAI ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan dalal kale oo soo codsanaya in ay iibsadaan Diyaaradaha dalka Turkiga.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<div><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa la qorsheynayaa inuu dalka Spain ka iibiyo 15 Diyaaradaha Hurjet oo ah nuuca dheereeya, kuwaasi oo lagu tababaro Duuliyeyaasha. Sida uu sheegay Madaxa Shirkada Diyaaradaha Turkiga ee TAI,\u00a0Mehmet Demiroglu waxaa la filayaa in sannadka 2028 diyaaradahan lagu wareejiyo dalka Spain. Sidoo kale, wuxuu xusay in ay kordhinayaan soo saarida diyaaradaha casriga ah, isagoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114142,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114141"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114143,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114141\/revisions\/114143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}