{"id":114107,"date":"2026-10-13T19:20:43","date_gmt":"2026-10-13T18:20:43","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114107"},"modified":"2026-10-13T19:21:42","modified_gmt":"2026-10-13T18:21:42","slug":"maxkamadda-sare-oo-goaan-ka-soo-saartay-doorashadii-ku-celiska-ahayd-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxkamadda-sare-oo-goaan-ka-soo-saartay-doorashadii-ku-celiska-ahayd-ee-galmudug\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare oo go\u2019aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee Galmudug"},"content":{"rendered":"<div>\n<p>Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, qeybta doorashooyinka, ayaa go\u2019aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee Golaha Wakiillada Galmudug, taas oo dhacday 30-kii Sebtembar 2026.<\/p>\n<p>Doorashada oo lagu tartamay 89 kursi ayaa waxaa ka qeyb qaatay 149,475 codbixiye.<\/p>\n<\/div>\n<div>Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ayaa ku guuleystay 67 kursi, halka ururka Simcad uu helay 7 kursi, Karaamana ay heshay 6 kursi. Ururrada kale ayaa qaybsaday kuraasta haray.<\/div>\n<div>\n<p>Maxkamadda ayaa dhageysatay faahfaahin ay soo bandhigeen Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, taas oo la xiriirtay doorashada iyo natiijooyinkeeda.<\/p>\n<\/div>\n<div><strong>Hoos ka akhriso Wareegtada Maxkamadda Sare<\/strong><\/div>\n<div><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.99422-6\/848412914_1129091182935022_7930887183348865171_n.png?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx1236x1600&amp;ctp=s1236x1600&amp;_nc_cat=102&amp;_nc_map=urlgen_bucketless&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=hamdA3JcS_kQ7kNvwFVxCzf&amp;_nc_oc=AdrRhU8hSpXJEfTxcOSwWNHJYAmeusXtbMK0ywldz43ed4H3wGNPh15n5xyvsXJ-vaw&amp;_nc_zt=14&amp;_nc_ht=scontent.fmgq3-1.fna&amp;_nc_gid=QGvC_Jbh5d8sAun5eT5tJA&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_AQMAcunBLCPhBCCqIuOb0NyCRwS-ruHDeMFelthisN07nQ&amp;oe=6AD43337\" alt=\"May be an illustration of text\" width=\"1158\" height=\"1499\" \/><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, qeybta doorashooyinka, ayaa go\u2019aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee Golaha Wakiillada Galmudug, taas oo dhacday 30-kii Sebtembar 2026. Doorashada oo lagu tartamay 89 kursi ayaa waxaa ka qeyb qaatay 149,475 codbixiye. Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ayaa ku guuleystay 67 kursi, halka ururka Simcad uu helay 7 kursi, Karaamana ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114107"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114107"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114110,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114107\/revisions\/114110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}