{"id":114103,"date":"2026-10-13T18:53:47","date_gmt":"2026-10-13T17:53:47","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114103"},"modified":"2026-10-13T18:54:40","modified_gmt":"2026-10-13T17:54:40","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-safiirrada-dalalka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-safiirrada-dalalka-carabta\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirrada dalalka Carabta"},"content":{"rendered":"<div>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay safiirrada dalalka Carabta ee Soomaaliya u fadhiya, kuwaas oo kala hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay\u00a0xiriirka walaaltinimo iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha iyo Siyaasadda.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay safiirada wadashaqeynta diblumaasiyadeed ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Dalalka Carabta.<\/div>\n<div>Sidoo kale, Safiirada ayaa tilmaamay in ay sii xoojin doonaan iskaashiga dhinacyada nabadda iyo xasilloonida gobolka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>Mustaqbal<\/strong><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay safiirrada dalalka Carabta ee Soomaaliya u fadhiya, kuwaas oo kala hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay\u00a0xiriirka walaaltinimo iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha iyo Siyaasadda. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay safiirada wadashaqeynta diblumaasiyadeed ee ka dhaxeysa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114103"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114103"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114106,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114103\/revisions\/114106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}