{"id":114045,"date":"2026-10-11T10:45:52","date_gmt":"2026-10-11T09:45:52","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=114045"},"modified":"2026-10-11T10:45:52","modified_gmt":"2026-10-11T09:45:52","slug":"pakistan-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogtay-gobolka-uu-maamulo-xisbiga-imran-khan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/pakistan-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogtay-gobolka-uu-maamulo-xisbiga-imran-khan\/","title":{"rendered":"Pakistan oo xaalad degdeg ah ku soo rogtay Gobolka uu maamulo Xisbiga Imran Khan"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Pakistan ayaa xaalad degdeg ah ku soo rogtay Gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo gacanta ugu jira Xisbiga Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ee uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee dalka, Imran Khan oo la xiray August 2023.<\/p>\n<p>Xukuumadda Islamabad ayaa ku doodday in xaaladdaan lasoo rogay si loo xakameeyo duruufaha dhinaca Amniga ah iyo in laga hortago Rabshadaha ay samayn karaan Taageerayaasha Ra\u2019iisul Wasaare hore, Imran Khan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Pakistan, Asif Ali Zardari ayaa ansixiyay go\u2019aanka golaha wasiirrada ee uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Shehbaz Sharif si gacan sharci oo adag loogu qabto Gobolka Khyber Pakhtunkhwa loona wiiqo awoodda Taageerayaasha Imran Khan.<\/p>\n<p>Waxaa la arkay Gawaari waa weyn oo ah kuwa loo adeegsado ololaha doorashooyinka lagu xardhay boorka sawirka Ra\u2019iisul Wasaaraha xiran ee Pakistan, Imran Khan oo muddo 3 sano ah xabsi ku jira isaga oo wajahaya xaalado adag.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Pakistan ayaa xaalad degdeg ah ku soo rogtay Gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo gacanta ugu jira Xisbiga Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ee uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee dalka, Imran Khan oo la xiray August 2023. Xukuumadda Islamabad ayaa ku doodday in xaaladdaan lasoo rogay si loo xakameeyo duruufaha dhinaca Amniga ah iyo in laga hortago&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":114046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114045"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=114045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":114047,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/114045\/revisions\/114047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/114046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=114045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=114045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=114045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}