{"id":113930,"date":"2026-10-06T08:00:52","date_gmt":"2026-10-06T07:00:52","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113930"},"modified":"2026-10-06T08:00:52","modified_gmt":"2026-10-06T07:00:52","slug":"mw-erdogan-waxaan-billownay-dhismaha-xarunta-laga-diri-doono-dayax-gacmeedka-ee-aan-ka-hirgelin-doonno-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-erdogan-waxaan-billownay-dhismaha-xarunta-laga-diri-doono-dayax-gacmeedka-ee-aan-ka-hirgelin-doonno-soomaaliya\/","title":{"rendered":"MW Erdogan \u201cWaxaan billownay dhismaha xarunta laga diri doono dayax-gacmeedka ee aan ka hirgelin doonno Soomaaliya\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Dowladdiisu ay billowday dhismaha Xarunta laga hirgelinayo dayax-gacmeedka sare ee laga hirgelinayo Soomaaliya isaga oo bogaadiyay tallaabadaas.<\/p>\n<p>Erdogan ayaa tilmaamay in keliya aanay Turkiga faa\u2019iido u ahayn balse Qaaradda Afrika ay nacfi ka heli doonto dayax-gacmeedka la qorsheynayo in laga tuuro Soomaaliya ee hadda la billaabay xaruntii laga diri lahaa sida uu yiri.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cAnnagoo tixgelinayna xaaladaha juqraafiyeed ee T\u00fcrkiye, waxaan dalka aan walaalaha iyo saaxiibka nahay ee Soomaaliya la yeelanaynaa iskaashi taariikhi ah oo ku aaddan dhanka xarumaha hawada sare looga diro dayax-gacmeedyada\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan<\/p>\n<p>Waa uu sii hadlay waxaana uu yiri <strong><em>\u201cWaxaan billownay dhismaha xarunta laga diri doono dayax-gacmeedka hawada sare ee aan ka hirgelin doonno Soomaaliya, waxaana naga go\u2019an inaan ka mirodhalinno dadaallada lagu hirgalinayo mashruucan istaraatiijiga ah\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>Madaxweyne Erdogan ayaa ugu dambayn hadalkiisa kusoo gabagabeeyay <strong><em>\u201cMashruucan uma hirgalinayo kaliya inuu T\u00fcrkiye u suurtagaliyo dirista dayax-gacmeedka, balse wuxuu sidoo kale qayb ka qaadan doonaa ballaarinta awoodda kaabayasha hawada ee qaaradda Afrika\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa Soomaaliya ka hirgelinaya talis muhiim u ah dayax-gacmeedka uu ka dirayo Soomaaliya, waxaana Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle ka billowday dhismaha xaruntaan sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Dowladdiisu ay billowday dhismaha Xarunta laga hirgelinayo dayax-gacmeedka sare ee laga hirgelinayo Soomaaliya isaga oo bogaadiyay tallaabadaas. Erdogan ayaa tilmaamay in keliya aanay Turkiga faa\u2019iido u ahayn balse Qaaradda Afrika ay nacfi ka heli doonto dayax-gacmeedka la qorsheynayo in laga tuuro Soomaaliya ee hadda la billaabay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":74289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113930"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113931,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113930\/revisions\/113931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}