{"id":11378,"date":"2018-11-16T10:58:28","date_gmt":"2018-11-16T10:58:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11378"},"modified":"2018-11-16T10:58:28","modified_gmt":"2018-11-16T10:58:28","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-dagaal-galmudug-iyo-al-shabaab-ku-dhexmaray-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/warar-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaya-dagaal-galmudug-iyo-al-shabaab-ku-dhexmaray-galgaduud\/","title":{"rendered":"Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal Galmudug iyo Al-Shabaab ku dhexmaray Galgaduud."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Deegaanka Goola-goole oo 80KM dhanka Koofureed ugu beegan Guriceel ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Galmudug iyo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaa ku daraya in labada dhinac uu kala gaaray Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida dadka deegaanka ay Mustaqbal u sheegeen.<\/p>\n<p>Askari katirsan Ciidamada Galmudug kuna dhaawacmay Dagaalka ayaa la geeyay isbitaalka Istarliin ee ku yaalla Guriceel.<\/p>\n<p>Dagaalka waxa ay wararku sheegayaan in ay qaadeen Ciidamada Galmudug, waxaana labada dhinac ay kala sheegteen in ay guulo ka kala gaareen Dagaalka.<\/p>\n<p>Wararka waxa ay intaa ku darayaan in Ciidamada Galmudug ay dib ugu soo baxeen deegaan u dhaw Goola-goole oo ay dagaalka ku qabsadeen.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Galmudug ayaa sheegay in ay dileen dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab, deegaanadii ay ku sugnaayeen ay ka qabsadeen.<\/p>\n<p>Dhanka Al-Shabaab waxa ay sheegeen in ay dileen 10 kamid ah Ciidamadii Galmudug ee weerarka qaaday.<\/p>\n<p>Ma jiro warar ka madax banaan Galmudug iyo Al-Shabaab oo ka xog-warmaya Khasaaraha labada dhinac kala gaaray iyo deegaanada ay ku kala sugan yihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Deegaanka Goola-goole oo 80KM dhanka Koofureed ugu beegan Guriceel ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Galmudug iyo Al-Shabaab. Wararka ayaa intaa ku daraya in labada dhinac uu kala gaaray Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida dadka deegaanka ay Mustaqbal u sheegeen. Askari katirsan Ciidamada Galmudug kuna&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11379,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11378"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11378"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11378\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}