{"id":11373,"date":"2018-11-16T10:38:04","date_gmt":"2018-11-16T10:38:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11373"},"modified":"2018-11-16T11:36:13","modified_gmt":"2018-11-16T11:36:13","slug":"waxgarad-shil-ku-galay-wadada-xariirisa-guriceel-iyo-balanbal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/waxgarad-shil-ku-galay-wadada-xariirisa-guriceel-iyo-balanbal\/","title":{"rendered":"waxgarad shil ku galay wadada xariirisa Guriceel iyo Balanbal"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Galgaduud waxay sheegayaan in waxgarad ka baxay \u00a0Guriceel isla markaana ku siijeeday dagmada Balanbal ay shil gaari ku galeen wadada xariirisa dagmooyinka Guriceel iyo Balanbal.<\/p>\n<p>Wararka waxay sheegayaan in waxgaradku ku sii jeedeen shir lagu heshiisiinayey beelo walaalaa oo ku dagaalamay deeno hoostaga degmada Balanbal.<\/p>\n<p>Waxgaradka dhaawacu gaaray waxaa kamida,<\/p>\n<p>Nabadoon Aadan Maxamad Rooble Xood<\/p>\n<p>Nabadoon Cusmaan Shiekh Cabdi waaxid<\/p>\n<p>Nabadoon Cali Daahir Xaashi {Cali Gubad}<\/p>\n<p>Dhawaca nabadoonada ayaa dib loogu soo celiyey Guriceel si looga dabiibo dhawacyada soo gaaray.<\/p>\n<p>Deeganada Galmudug inta badan waxa ka dhaca shilal gaari oo la sababa dhimasho iyo dhaawac waxaana loo sababeeyaa wadooyinka oo aan dayactirneyn<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Galgaduud waxay sheegayaan in waxgarad ka baxay \u00a0Guriceel isla markaana ku siijeeday dagmada Balanbal ay shil gaari ku galeen wadada xariirisa dagmooyinka Guriceel iyo Balanbal. Wararka waxay sheegayaan in waxgaradku ku sii jeedeen shir lagu heshiisiinayey beelo walaalaa oo ku dagaalamay deeno hoostaga degmada Balanbal. Waxgaradka dhaawacu gaaray waxaa kamida, Nabadoon Aadan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11060,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11373"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11373"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11373\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}