{"id":113559,"date":"2026-09-20T15:41:45","date_gmt":"2026-09-20T14:41:45","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113559"},"modified":"2026-09-20T15:42:30","modified_gmt":"2026-09-20T14:42:30","slug":"masar-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-taageerayso-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/masar-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-taageerayso-dagaalka-as\/","title":{"rendered":"Masar oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso dagaalka AS"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Masar ee Soomaaliya, Maxamed Saalax Keshtah iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamada Masar.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa sidoo kale is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan arrimo dan u ah labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa iskaashiga amni iyo difaac.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyay dowladda Masar taageerada ay siiso ilaalinta madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya, iyo sidoo kale kaalinta ay ka qaadato dadaallada Soomaaliya ee la dagaallanka AS iyo dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Masar ee Soomaaliya, Maxamed Saalax Keshtah iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidamada Masar. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga. Labada dhinac ayaa sidoo kale is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan arrimo dan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":113561,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113559"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113559"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113563,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113559\/revisions\/113563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113561"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}