{"id":113555,"date":"2026-09-20T13:07:19","date_gmt":"2026-09-20T12:07:19","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113555"},"modified":"2026-09-20T13:07:19","modified_gmt":"2026-09-20T12:07:19","slug":"muxuu-hoggaamiye-aadan-madoobe-kala-hadlay-taliska-qeybta-60-aad-ee-militeriga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/muxuu-hoggaamiye-aadan-madoobe-kala-hadlay-taliska-qeybta-60-aad-ee-militeriga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Muxuu hoggaamiye Aadan Madoobe kala hadlay Taliska Qeybta 60-aad ee Militeriga Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa warbixin ka dhageystay Taliska Qeybta 60-aad ee Militeriga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada ayaa si gaar ah uga warbixiyay howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga ee magaalada Baydhabo iyo deegaannada hoos yimaada, si looga hortago falalka amniga lidka ku ah.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan ayaa Ciidamada faray in ay dardar galiyaan tillaabooyinka ay ku xaqiijinayaan Amniga caasimadda KMG ah ee Koofur Galbeed iyo deegaannada hoos yimaada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/794542896_1683630746661303_4991969650027547579_n.jpg?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx2048x1366&amp;ctp=s2048x1366&amp;_nc_cat=100&amp;_nc_map=urlgen_bucketless&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=t25TPD29VqMQ7kNvwG8vTvp&amp;_nc_oc=AdrEH1py8UbnjCXC7oct96Wl3Ipukw1m9f4n634gJ80SEzw0775n9o5q_PBqtvVwXMA&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=tPTQaIs_GgFAtBMDBkitMw&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_AQIHXhHm89VMXEa96NyQ6FEiuVNH-hmcM3LV4HC4qBOSbw&amp;oe=6AB58C47\" alt=\"May be an image of one or more people, dais and text\" \/><\/p>\n<p>Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa bilihii la soo dhaafay la kulmay weeraro uga imaanaya Ciidamo taabacsan hoggaamiyihii hore ee Maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa warbixin ka dhageystay Taliska Qeybta 60-aad ee Militeriga Soomaaliya. Saraakiisha Ciidamada ayaa si gaar ah uga warbixiyay howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga ee magaalada Baydhabo iyo deegaannada hoos yimaada, si looga hortago falalka amniga lidka ku ah. Sheekh Aadan ayaa Ciidamada faray in ay dardar galiyaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":113556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113555"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113557,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113555\/revisions\/113557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}