{"id":113522,"date":"2026-09-19T07:46:09","date_gmt":"2026-09-19T06:46:09","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113522"},"modified":"2026-09-19T07:46:09","modified_gmt":"2026-09-19T06:46:09","slug":"wariye-xasan-kaafi-qoyste-oo-muqdisho-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wariye-xasan-kaafi-qoyste-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Wariye Xasan Kaafi Qoyste oo Muqdisho ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>AUN Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste oo kamid ah Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa xalay ku dhintay Magaalada Muqdisho kaddib markii xannuun kedis ah oo qabtay sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan, waxaana lagu wadaa in maanta lagu aaso Muqdisho.<\/p>\n<p>Wariye Xasan Kaafi Qoyste ayaa kamid ahaa Suxufiyiinta wardoonayaasha ah isaga oo kasoo shaqeeyay Idaacado kala duwan sida Laanta Afsoomaaliga ah ee VOA ee horay Madaxweyne Donald Trump uu u xiray iyo Idaacaddii Horn Afrik.<\/p>\n<p>Bahda Warbaahinta iyo Dad kale oo aqoon u lahaa Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa u tacsiyeeyay ehelkiisa iyaga oo alle marxuumka uga baryay in uu jannada geeyo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AUN Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste oo kamid ah Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa xalay ku dhintay Magaalada Muqdisho kaddib markii xannuun kedis ah oo qabtay sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan, waxaana lagu wadaa in maanta lagu aaso Muqdisho. Wariye Xasan Kaafi Qoyste ayaa kamid ahaa Suxufiyiinta wardoonayaasha ah isaga oo kasoo shaqeeyay Idaacado kala duwan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":113523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113522"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113522"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113524,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113522\/revisions\/113524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}