{"id":11349,"date":"2018-11-15T14:32:04","date_gmt":"2018-11-15T14:32:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11349"},"modified":"2018-11-15T14:32:04","modified_gmt":"2018-11-15T14:32:04","slug":"rw-khayre-oo-qaabilay-maamulaha-guud-ee-guddiga-badbaadada-caalamiga-ah-irc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-khayre-oo-qaabilay-maamulaha-guud-ee-guddiga-badbaadada-caalamiga-ah-irc\/","title":{"rendered":"RW Khayre oo qaabilay Maamulaha Guud ee guddiga badbaadada caalamiga ah (IRC)."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Maamulaha Guud ee guddiga badbaadada caalamiga ah (IRC), David Miliband, oo socdaal ku yimid Muqdisho.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo David Miliband ayaa ka wada hadlay guud ahaan barnaamijyada IRC ay ka fuliso Soomaaliya, gaar ahaan barnaamijyada soo kabashada dhaqaalaha iyo horumarinta caafimaadka.<\/p>\n<p>Guddiga badbaadada caalamiga ah ayaa ka shaqeeyaa gargaarka bini\u2019aadninimo ee caalamka, iyo barnaamijyada horumarinta, waxa uuna gargaar degdeg ah iyo caawimaadda waqtiga fog siiyaa qaxootiga iyo dadka ku barakacay dagaallada iyo musiibooyinka dabiiciga ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/46401724_2315387661864709_4209983821791100928_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=2d988008acc8b77e133e9bdf991ddda3&amp;oe=5C670113\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/46452334_2182478915412561_4937064193787428864_n.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=613d679c5b4a69136e2df3849ec3cdc6&amp;oe=5C665203\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/46331809_1415701205230720_3314410332289499136_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=ba38e3be8b02f3b7cfdbf293ac27a6f1&amp;oe=5C873CD3\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/46280364_263091167684931_3150020948661370880_n.jpg?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0173d6336edf16caa9aa4824a239a677&amp;oe=5C82BB4B\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Maamulaha Guud ee guddiga badbaadada caalamiga ah (IRC), David Miliband, oo socdaal ku yimid Muqdisho. Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre iyo David Miliband ayaa ka wada hadlay guud ahaan barnaamijyada IRC ay ka fuliso Soomaaliya, gaar ahaan barnaamijyada soo kabashada dhaqaalaha iyo horumarinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11350,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11349"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11349"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11349\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}