{"id":113476,"date":"2026-09-16T15:31:40","date_gmt":"2026-09-16T14:31:40","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113476"},"modified":"2026-09-16T15:32:59","modified_gmt":"2026-09-16T14:32:59","slug":"rw-xamse-oo-shaaciyay-in-dowladda-si-joogta-ah-u-bixiso-kabka-miisaaniyadda-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-xamse-oo-shaaciyay-in-dowladda-si-joogta-ah-u-bixiso-kabka-miisaaniyadda-dowlad-goboleedyada\/","title":{"rendered":"RW Xamse oo shaaciyay in dowladda si joogta ah u bixiso kabka Miisaaniyadda Dowlad goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda federaalku si joogto ah u bixiso kabka miisaaniyadda dowlad-goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in sannadkii 2025, oo uu ku tilmaamay xilli ay dowladda federaalku bixisay dhaqaalihii ugu badnaa, ay dowlad-goboleedyadu heleen taageero dhaqaale oo muhiim ah.<\/p>\n<p><strong>\u201c2025 oo ahayd xilligii ugu yawyawga badnayd, dowladda dhaqaalaha ugu badan ayay siisay maamul-goboleedyada, taas oo meesha ka saartay in dhaqaalaha dowladda siyaasadaynaysay,\u201d<\/strong> ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Hadalka Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku soo beegmaya xilli ay dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyadu ka wada hadlayaan arrimo la xiriira wada-shaqeynta, dhaqaalaha iyo xiriirka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda federaalku si joogto ah u bixiso kabka miisaaniyadda dowlad-goboleedyada dalka. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in sannadkii 2025, oo uu ku tilmaamay xilli ay dowladda federaalku bixisay dhaqaalihii ugu badnaa, ay dowlad-goboleedyadu heleen taageero dhaqaale oo muhiim ah. \u201c2025 oo ahayd xilligii ugu yawyawga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":113477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113476"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113476"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113479,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113476\/revisions\/113479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}