{"id":113358,"date":"2026-09-12T13:31:11","date_gmt":"2026-09-12T12:31:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113358"},"modified":"2026-09-12T13:31:11","modified_gmt":"2026-09-12T12:31:11","slug":"shiinaha-oo-sheegay-inuu-garab-taagan-yahay-ilaalinta-midnimada-iyo-madaxbannaanid-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shiinaha-oo-sheegay-inuu-garab-taagan-yahay-ilaalinta-midnimada-iyo-madaxbannaanid-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa soo baxday kaddib kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, iyo Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga muddada dheer ee Soomaaliya iyo Shiinaha, iyo sidii loo sii horumarin lahaa wada shaqaynta labada dal ee dhinacyada ay danaha wadaagaan.<\/p>\n<p>Taageerada Shiinaha ayaa kusoo beegmaysa xilli Soomaaliya ay dhawaan Israa\u2019iil ay sheegtay in ay aqoonsatay Maamulka Waqooyi Galbeed, tillaabadaasi oo ku xadgudbeysa Midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Arrintan ayaa soo baxday kaddib kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, iyo Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":113359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113358"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113360,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113358\/revisions\/113360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/113359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}