{"id":113355,"date":"2026-09-12T10:20:17","date_gmt":"2026-09-12T09:20:17","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113355"},"modified":"2026-09-12T10:20:17","modified_gmt":"2026-09-12T09:20:17","slug":"bfs-oo-joojiyay-lacagihii-xildhibaannada-looga-jari-jiray-aaska-xildhibaanka-dhinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/bfs-oo-joojiyay-lacagihii-xildhibaannada-looga-jari-jiray-aaska-xildhibaanka-dhinta\/","title":{"rendered":"BFS oo joojiyay lacagihii Xildhibaannada looga jari jiray aaska Xildhibaanka dhinta"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari jiray in lagu aaso Xildhibaanka dhinta kaddib markii su\u2019aalo ay ka keenneen qaar kamid ah Xildhibaannadaas.<\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Shacabka oo la kulmay su\u2019aalo badan oo uga yimid Baarlamaanka sida waxa lagu sameeyo lacagtaas sida joogta ah bil weliba looga jaro ayaa ugu dambayn fadhiga guud ee Golahaas ka dhex sheegay in go\u2019aankaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka ayaa ku kala qaybsamay go\u2019aanka lagu joojiyay waxa ay qaarkood sheegeen in markii hore su\u2019aashoodu ugu gol lahaayeen la socoshada meesha ay aaddo balse aanay ka ahayn soo jeedin lagu joojinayo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan Dhabancad ayaa sheegay in lacagta laga qaado Xildhibaannadu ay dhan tahay $75,500 oo Doollar sidaas awgeed ay xaq u leeyihiin inay guddoonkooda waydiiyaan xisaab celinteeda.<\/p>\n<p>Muddo dheer waxaa taagnayd dood ka dhalatay halka lacagtaas la geeyo, inta ay la eg tahay iyo xogteeda waana tan keentay in Xildhibaanno katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ay guddoonka ka dalbadeen in faahfaahin laga siiyo xogta lacagtaas.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari jiray in lagu aaso Xildhibaanka dhinta kaddib markii su\u2019aalo ay ka keenneen qaar kamid ah Xildhibaannadaas. Guddoonka Golaha Shacabka oo la kulmay su\u2019aalo badan oo uga yimid Baarlamaanka sida waxa lagu sameeyo lacagtaas sida joogta ah bil weliba looga jaro&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":78520,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113355"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113356,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113355\/revisions\/113356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}