{"id":113285,"date":"2026-09-09T11:51:05","date_gmt":"2026-09-09T10:51:05","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=113285"},"modified":"2026-09-09T11:51:05","modified_gmt":"2026-09-09T10:51:05","slug":"bfs-oo-u-codeeyay-hindise-sharciyeedka-dhismaha-hayadda-dakhliga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/bfs-oo-u-codeeyay-hindise-sharciyeedka-dhismaha-hayadda-dakhliga-qaranka\/","title":{"rendered":"BFS oo u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hay\u2019adda Dakhliga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hay\u2019adda Daklhiga Qaranka oo loo gudbiyay, waxaana u codeeyay 132 Xildhibaan, 7 ayaa diiday halka 3 ay ka aamuseen.<\/p>\n<p>Sharcigaan ayaa lagu dhisayaa Hay\u2019adda Dakhliga Qaranka, waxaana Xildhibaannada looga mahadceliyay codayntooda iyo doodihii kala duwanaa ay sameeyeen Hindisahaan intii uu marayay doodadaha Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Hay\u2019addaan waxa ay xafiis hoostaga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya balse marka la raaco hindisahaan loona dhaqaaqo in la dhaqangeliyo waxa uu ka dhigayaa hay\u2019ad madaxbannaan oo yeelanaysa Agaasime.<\/p>\n<p>Waajibaadka shaqo ee horyaalla hay\u2019addaan waxaa kamid ah Canshuuraha Dakhliga qofka, Dhismaha, Dhulka, Guryaha iyo wixii lamid ah, waxaana ay ka howlgalli doontaa Caasimadda iyo Gobollada Dalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hay\u2019adda Daklhiga Qaranka oo loo gudbiyay, waxaana u codeeyay 132 Xildhibaan, 7 ayaa diiday halka 3 ay ka aamuseen. Sharcigaan ayaa lagu dhisayaa Hay\u2019adda Dakhliga Qaranka, waxaana Xildhibaannada looga mahadceliyay codayntooda iyo doodihii kala duwanaa ay sameeyeen Hindisahaan intii uu marayay doodadaha Baarlamaanka&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":69883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113285"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=113285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113286,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/113285\/revisions\/113286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=113285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=113285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=113285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}