{"id":11315,"date":"2018-11-15T04:21:59","date_gmt":"2018-11-15T04:21:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11315"},"modified":"2018-11-15T04:21:59","modified_gmt":"2018-11-15T04:21:59","slug":"indha-qarshe-oo-dhaliilay-hoggaanka-saadka-ee-milatariga-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/indha-qarshe-oo-dhaliilay-hoggaanka-saadka-ee-milatariga-somaliya\/","title":{"rendered":"Indha-qarshe oo dhaliilay Hoggaanka Saadka ee Milatariga Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa dhaliil u jeediyay hoggaanka saadka ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Indha-qarshe oo ka hadlayay Gaadiid ku xanniban inta u dhaxeysa Wanllaweyn iyo Afgooye oo la sheegay in uu Milatari u xannibanyahay ayaa waxaa uu sheegay in arrintaasi aysan jirin.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Ciidanka heysta Gaadiidka Xamulka ah aysan ahayn Milatari laakiin ay wataan Tuutaha Milatariga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Daahir Aadan ayaa sheegay in Hoggaank Saadka ee Ciidanka Milatariga ay si qalad ah ku bixinayaan tuutaha Ciidanka xoogga dalka taas oo uu sheegay in ay magac xumo u tahay Ciidanka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa dhaliil u jeediyay hoggaanka saadka ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya. Indha-qarshe oo ka hadlayay Gaadiid ku xanniban inta u dhaxeysa Wanllaweyn iyo Afgooye oo la sheegay in uu Milatari u xannibanyahay ayaa waxaa uu sheegay in arrintaasi aysan jirin. Waxaa uu sheegay Ciidanka heysta Gaadiidka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4314,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11315"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11315"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11315\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}