{"id":112998,"date":"2026-08-29T10:08:47","date_gmt":"2026-08-29T09:08:47","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112998"},"modified":"2026-08-29T10:08:47","modified_gmt":"2026-08-29T09:08:47","slug":"sicir-barar-uu-sabab-u-yahay-maraykanka-oo-laga-cabsi-qabo-in-uu-ka-dillaaco-canada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sicir-barar-uu-sabab-u-yahay-maraykanka-oo-laga-cabsi-qabo-in-uu-ka-dillaaco-canada\/","title":{"rendered":"Sicir barar uu sabab u yahay Maraykanka oo laga cabsi qabo in uu ka dillaaco Canada"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay ku warrameen khubarro ku takhasusay Ganacsiga, waxaa digniin laga muujiyay saamaynta taban ee Canada kasoo gaari karto dagaalka Ganacsi ay la gashay Maraykanka iyada oo si toos ah loo shaaciyay gobollada u nugul xaaladdaas.<\/p>\n<p>Meelaha sida gaarka ah u taabanayso Canshuurka kala barka ah ee 50% uu Maraykanka dul dhigay Canada waa Quebec, New Brunswick &amp; Ontario oo ganacsigooda ku tiirsan Suuqyada Maraykanka sida Warbixinta lagu xusay.<\/p>\n<p>Waxyaabaha isbaddelka qiimaha ku imaan kara waxaa kamid ah Warqadaha, Shamiitada, Qoryaha, Cabitaannada, Dharka, Caagagga iyo Qalabka Elektaroonigga ah oo Suuqyada Maraykanka iyo Canada laf-dhabar u ah.<\/p>\n<p>Shaqo baahsan ayaa la saadaalinayaa in ay arrintaan ka dhallan karto maadaama ay kala joogsan karaan isu gudubka Ganacsiga iyo Badeecadaha, waxaana la qiyaasayaa in arrintaan ay si toos ah u saamayn doonto dad ku dhow 100,000 oo qof.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay ku warrameen khubarro ku takhasusay Ganacsiga, waxaa digniin laga muujiyay saamaynta taban ee Canada kasoo gaari karto dagaalka Ganacsi ay la gashay Maraykanka iyada oo si toos ah loo shaaciyay gobollada u nugul xaaladdaas. Meelaha sida gaarka ah u taabanayso Canshuurka kala barka ah ee 50% uu Maraykanka dul dhigay Canada waa Quebec,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112998"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":113000,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112998\/revisions\/113000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}