{"id":11291,"date":"2018-11-14T15:37:34","date_gmt":"2018-11-14T15:37:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11291"},"modified":"2018-11-14T15:40:36","modified_gmt":"2018-11-14T15:40:36","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-sheegay-in-madaxda-itoobiya-jabuutieritrea-iyo-somaliya-ku-kulmayaan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-sheegay-in-madaxda-itoobiya-jabuutieritrea-iyo-somaliya-ku-kulmayaan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Madaxda Itoobiya, Jabuuti,Eritrea iyo Somaliya ku kulmayaan Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C\/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa ka hadlay Isbeddelka qaabdhismeedka siyaasadda iyo Dhaqaalaha geeska Afrika iyo faa&#8217;idada ugu jirta Shacabka Somaliyed.<\/p>\n<p>Hadal uu Warbaahinta ugu talagalay, ayuu ku soo hadal qaaday kulamadii u dnabeeyay ee yeeshaan dalalka dhaca Geeska Afrika, gaar ahaan Wadamada; Itoobiya, Somaliya iyo Eritrea, Madaxweyne farmaajo waxa uu tilmaamay in guulo muhiim ah laga gaaray kulamadii Asmara iyo Adis-Ababa.<\/p>\n<p>Kulanka 3-aad ee Dalalkaasi, ayuu sheegay Madaxweynaha iney ka dhaceyso magaalada Muqdisho, ma sheegin Madaxweynaha waqtiga rasmi ahaan uu dhici doono Kulanka.<\/p>\n<p>Jabuuti, ayuu sheegay iney suura gal tahay iney ka soo qeybgasho Kulankan Muqdisho ka dhacaya, Waloow aaney goob joog ka eheyn labadii kulan ee u danbeeyay.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale, Madaxweynaha waxa uu soo hadal qaaday Isbadalka ka dhacay dalka Itoobiya 10-kii bilood ee la soo dhaafay oo uu xafiiska maamulayay Ra&#8217;iisul Wasaare Abiye Ahmed.<\/p>\n<p>Itoobiya, ayuu sheegay iney faragelin toos ah ku heysay dalkan, balse sanadihii danbe laga baaqsaday arintaasoo, taasoo ku timid dadaal ay bixisay Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C\/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa ka hadlay Isbeddelka qaabdhismeedka siyaasadda iyo Dhaqaalaha geeska Afrika iyo faa&#8217;idada ugu jirta Shacabka Somaliyed. Hadal uu Warbaahinta ugu talagalay, ayuu ku soo hadal qaaday kulamadii u dnabeeyay ee yeeshaan dalalka dhaca Geeska Afrika, gaar ahaan Wadamada; Itoobiya, Somaliya iyo Eritrea, Madaxweyne farmaajo waxa uu tilmaamay in guulo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11292,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11291"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11291"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11291\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}