{"id":11288,"date":"2018-11-14T15:18:34","date_gmt":"2018-11-14T15:18:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11288"},"modified":"2018-11-14T15:18:34","modified_gmt":"2018-11-14T15:18:34","slug":"golaha-shacabka-oo-maanta-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-mihnadlayaasha-caafimaadka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-shacabka-oo-maanta-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-mihnadlayaasha-caafimaadka-qaranka\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, waxaa kulanka shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka mudane C\/weli Sheekh Ibrahim (Muudeey).<\/p>\n<p>Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa soo diyaariyay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, waxaana la marsiiyay habraacii golaha.<\/p>\n<p>Dhamaan xildhibaanadii madasha fadhiyay ee 158 gaaraayay ayaa cod wada ogol ah ku ansixiyay, mana jirin xildhibaan diiday ama ka aamusay.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya Drs Foosiyo Abiikar Nuur ayaa golha shacabka kaga mahad celisay ansixinta hindise sharciyeedkan oo hada ka dib noqonayo sharci.<\/p>\n<p>waxa ay tilmaantay muhiimada sharcigaan uu dalka u leeyahay iyo kaalinta uu ka qaadan karo hormarinta caafimaadka.<\/p>\n<p>&#8221; Mudanayaal aad baa idiinkaga mahad celinaya ansixinta sharcigaan, wasaaradda caafimaadka hada ka dib waxa u fududaaneyso la xisaabtanka hay&#8217;addaha caafimaadka iyo dadka ku shaqeeya xirfadaan, sharcigaan waxa uu xakameynaya daawooyinka dalka soo galaya iyo ajaaniibta imaaneysa dalka&#8221;. ayay tiri wasiir Foosiya.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay hindise sharciyeedka dhismaha hay&#8217;adda dadka naafada ah oo mari doono aqrinta saddexaad.<\/p>\n<p>Dhammaad.<\/p>\n<p>Xafiiska Warfaafinta ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Muqdisho-Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, waxaa kulanka shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka mudane C\/weli Sheekh Ibrahim (Muudeey). Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa soo diyaariyay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, waxaana la marsiiyay habraacii golaha. Dhamaan xildhibaanadii madasha fadhiyay ee 158 gaaraayay ayaa cod wada ogol&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11289,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11288"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11288"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11288\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11289"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}