{"id":112872,"date":"2026-08-25T07:22:12","date_gmt":"2026-08-25T06:22:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112872"},"modified":"2026-08-25T07:22:12","modified_gmt":"2026-08-25T06:22:12","slug":"ciidanka-danab-oo-howlglallo-ka-dhan-ah-as-kawada-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-danab-oo-howlglallo-ka-dhan-ah-as-kawada-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlglallo ka dhan ah AS kawada Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah AS oo ay wadaan ciidamada kumaandooska Danab kuwaas oo ka duullaya xogo dhinaca Amniga ah oo ay heleen.<\/p>\n<p>Ciidamada Danab ayaa deegaanno dhowr ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose kawada howlgalladaan oo la sheegay in qaarkood ay ku qabteen dad ay ku tuhmayaan in ay katirsan yihiin AS balse ay baaris ku wadaan.<\/p>\n<p>Deegaannada ay ka howlgalleen ciidanka Danab waxaa kamid ah Ceel Bashiir, Farsooley, Dudumaay iyo Deegaanno kale oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose sida ay xaqiijiyeen ilo amni oo ku sugan Gobolkaas.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah AS, Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa si isdaba joog ah uga socda howlgallada ay wadaan ciidanka Kumaandooska Danab.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka socda howlgallo ka dhan ah AS oo ay wadaan ciidamada kumaandooska Danab kuwaas oo ka duullaya xogo dhinaca Amniga ah oo ay heleen. Ciidamada Danab ayaa deegaanno dhowr ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose kawada howlgalladaan oo la sheegay in qaarkood ay ku qabteen dad ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112872"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112872"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112874,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112872\/revisions\/112874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}