{"id":112859,"date":"2026-08-24T14:23:43","date_gmt":"2026-08-24T13:23:43","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112859"},"modified":"2026-08-24T14:32:44","modified_gmt":"2026-08-24T13:32:44","slug":"cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-xoogga-dalka-oo-loo-soo-xiray-tababar-heerkiisu-sarreeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-xoogga-dalka-oo-loo-soo-xiray-tababar-heerkiisu-sarreeyo\/","title":{"rendered":"Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo loo soo xiray Tababar"},"content":{"rendered":"<p>Xilli Dowladda Soomaaliya ay ku howlan tahay dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka si ay mas\u2019uuliyadda Amniga dalka ula wareegaan ayaa waxaa maanta Muqdisho tababar loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Ibraahim ayaa ka qeyb galay dhoolatus kooban oo ay Ciidamadan ku sameeyeen Xerada Jeneraal Dhago-badan ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen Askartaan ayaa si gaar ah loo baray\u00a0Shiishka ama toogashada iyo ka hortaga Qaraxyada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ciidamadan ayaa la siiyay tababaro la xiriira hoggaaminta, xilliga ay socdaan Howlgallada ka dhanka ah AS.<\/p>\n<p>Taliyaha Militeriga Soomaaliya ayaa Ciidanka ugu baaqay in ay dardar galiyaan howlgallada ka dhanka ah AS ee ka socda guud ahaan dalka.<\/p>\n<p>Askartaan ayaa waxaa sidoo kale xiritaanka tababarkooda ka qeyb galay saraakiil sare oo ka tirsan hoggaanka tababarada Midowga Yurub, sida General Elio Manes.<\/p>\n<p>Tababarkaan cusub ee la siiyay Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ku soo aadaya xilli uu gaba gabo marayo howlgalka AUSSOM, lana qorsheynayo in ay amniga dalka la wareegaan Ciidamada Qalabka Sida.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xilli Dowladda Soomaaliya ay ku howlan tahay dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka si ay mas\u2019uuliyadda Amniga dalka ula wareegaan ayaa waxaa maanta Muqdisho tababar loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Militeriga Soomaaliya. Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Ibraahim ayaa ka qeyb galay dhoolatus kooban oo ay Ciidamadan ku sameeyeen Xerada Jeneraal Dhago-badan ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112859"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112859"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112862,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112859\/revisions\/112862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112860"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}