{"id":112853,"date":"2026-08-24T09:16:59","date_gmt":"2026-08-24T08:16:59","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112853"},"modified":"2026-08-24T09:16:59","modified_gmt":"2026-08-24T08:16:59","slug":"maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-baabiisay-doorashadii-ka-dhacday-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-baabiisay-doorashadii-ka-dhacday-galmudug\/","title":{"rendered":"Maxkamadda sare ee Dalka oo baabi\u2019isay Doorashadii ka dhacday Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee Dalka ayaa baabi\u2019isay natiijada Doorashadii ka dhacday Maamulka Galmudug, iyada oo amartay in dib loogu laabto doorasho kale sida uu sheegay Guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed oo go\u2019aankaas ku dhawaaqay.<\/p>\n<p>Garyaqaan Baashe ayaa guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka faray in uu dib ugu laabto doorashadii isku sidkanayd ee halkaas ka dhacday maadaama ay dhaceen khaladaadka dhacay ay yihiin kuwo aan la sixi Karin sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Baashe ayaa sheegay in hannaanka doorashadu u dhacday ay dhaawac ku tahay kalsoonida dadku qabaan sidaas awgeed markii ay dhinacyo kala duwan ka eegeen laga maarmi waayay in dib loogu laabto lana saxo khaladaadkii dhacay.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Ururradii ku tartamay doorashadii Isku sidkanayd ee Galmudug ka dhacday ayaa horay u diiday natiijadii hordhaca ahayd uu shaaciyay Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyaga oo ku dhawaaqay bannaanbax nabadeed oo ay ku muujinayaan cabashadooda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee Dalka ayaa baabi\u2019isay natiijada Doorashadii ka dhacday Maamulka Galmudug, iyada oo amartay in dib loogu laabto doorasho kale sida uu sheegay Guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed oo go\u2019aankaas ku dhawaaqay. Garyaqaan Baashe ayaa guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka faray in uu dib ugu laabto doorashadii isku sidkanayd ee halkaas ka dhacday maadaama ay dhaceen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112853"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112855,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112853\/revisions\/112855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}