{"id":112843,"date":"2026-08-24T06:31:11","date_gmt":"2026-08-24T05:31:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112843"},"modified":"2026-08-24T06:44:34","modified_gmt":"2026-08-24T05:44:34","slug":"kenya-oo-hoos-u-dhigaysa-qiimaha-gallayda-bacriminta-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-hoos-u-dhigaysa-qiimaha-gallayda-bacriminta-beeraha\/","title":{"rendered":"Kenya oo hoos u dhigaysa qiimaha Gallayda &#038; Bacriminta Beeraha"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay in Dowladdiisa ay taagaarayso beeralayda gaar ahaan kuwa soosaara Gallayda iyo kuwa iibiya bacriminta si loo kordhiyo fursadaha iibsiga suuqyada Dalkaas sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>William Ruto ayaa tilmaamay in 50% laga jarayo qiimaha la iibsado Gallayda, waxaana uu intaas ku daray in Dowladdiisa ay garab istaag u muujinayso Beeraleyda si ay u helaan dhaqaalaha ay u baahan yihiin isla markaana dadkana u iibsadaan waxsoosaarkooda.<\/p>\n<p>Qiima dhimistaan waxa ay billaabanaysa bisha soo socota ee September, waxaana howshaan loo xilsaaray guddi si gaar ah u saldhiga qorshahaas sida ay ku warrameen mas&#8217;uuliyiin katirsan Madaxtooyada Madaxweyne Ruto.<\/p>\n<p>Tani waxa ay fursad u tahay dadka beeralayda ah iyo kuwa soo iibsada qalabka loo adeegsado Beeraha iyo dawooyinka lagu bacrimiyo, waxaana socda dedaallo Xukuumadda William Ruto ay xoogga ku saarayso waxsoosaarka Dhulka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay in Dowladdiisa ay taagaarayso beeralayda gaar ahaan kuwa soosaara Gallayda iyo kuwa iibiya bacriminta si loo kordhiyo fursadaha iibsiga suuqyada Dalkaas sida uu hadalka u dhigay. William Ruto ayaa tilmaamay in 50% laga jarayo qiimaha la iibsado Gallayda, waxaana uu intaas ku daray in Dowladdiisa ay garab istaag u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112843"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112843"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112847,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112843\/revisions\/112847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}