{"id":112836,"date":"2026-08-23T12:42:19","date_gmt":"2026-08-23T11:42:19","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112836"},"modified":"2026-08-23T12:43:09","modified_gmt":"2026-08-23T11:43:09","slug":"dowladda-uk-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-taageerayso-ka-hortaga-weerarada-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-uk-oo-sheegtay-in-ay-soomaaliya-ka-taageerayso-ka-hortaga-weerarada-as\/","title":{"rendered":"Dowladda UK oo sheegtay in ay Soomaaliya ka taageerayso ka hortaga weerarada AS"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga dalka, howlgallada socda ee ka dhanka ah AS iyo taageerad dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Danjiraha ayaa sidoo kale ka wada hadlay mowduucyo kala duwan iyo xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca iyo amniga, looga hortago weerarada AS.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa Dowladda UK uga mahadceliyey taageerada iyo garab-istaagga ay siiso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli Dhaqaale la\u2019aan ay wajahayaan Ciidamada Howlgalka AUSSOM, isla markaasna ay Askarta Soomaalida isku diyaarinayaan la wareegida mas\u2019uuliyadda Amniga Dalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga dalka, howlgallada socda ee ka dhanka ah AS iyo taageerad dib u dhiska Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa sidoo kale ka wada hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112836"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112836"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112839,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112836\/revisions\/112839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}