{"id":112818,"date":"2026-08-22T14:03:00","date_gmt":"2026-08-22T13:03:00","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112818"},"modified":"2026-08-23T04:05:46","modified_gmt":"2026-08-23T03:05:46","slug":"imaaradka-carabta-oo-muwadin-soomaaliyeed-ku-wareejiyay-dalka-netherlands","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/imaaradka-carabta-oo-muwadin-soomaaliyeed-ku-wareejiyay-dalka-netherlands\/","title":{"rendered":"Imaaradka Carabta oo Muwadin Soomaaliyeed ku wareejiyay dalka Netherlands"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa Netherlands u gacan gelisay nin Soomaali heysta dhalashada Dutch-ka, kaas oo hore loogu xukumay dambiyo la xiriira ka ganacsiga daroogada, dhaqidda lacagaha iyo dambiyada abaabulan.<\/p>\n<p>Ninkan oo baxsad ahaa ayaa muddo ay raadinayeen ciidamada booliska Netherlands ee u qaabilsan raadinta dadka dalka ka baxsada kadib marka lagu xukumo dambiyada<\/p>\n<p>Waxaa lagu qabtay Imaaraadka Carabta, waxaana uu ogolaaday habka degdegga ah ee maxkamad-dhiibidda, taas oo sahashay in si dhaqso ah loogu soo celiyo Netherlands.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Netherlands ayaa xaqiijiyay in ninkan uu Jimcihii subaxnimadii ka degay garoonka diyaaradaha Schiphol.<\/p>\n<p>Maxkamadda Degmada Waqooyiga Netherlands ayaa bishii November 2022 ku xukuntay lix sano oo xabsi ah.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay Xafiiska Xeer Ilaalinta Dadweynaha Netherlands, ninku weli wuxuu u harsanaa 2,025 maalmood, oo u dhiganta qiyaastii shan sano iyo 200 maalmood, inuu xabsiga ku qaato.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa Netherlands u gacan gelisay nin Soomaali heysta dhalashada Dutch-ka, kaas oo hore loogu xukumay dambiyo la xiriira ka ganacsiga daroogada, dhaqidda lacagaha iyo dambiyada abaabulan. Ninkan oo baxsad ahaa ayaa muddo ay raadinayeen ciidamada booliska Netherlands ee u qaabilsan raadinta dadka dalka ka baxsada kadib marka lagu xukumo dambiyada Waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112818"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112818"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112821,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112818\/revisions\/112821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112819"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}