{"id":11278,"date":"2018-11-14T10:46:10","date_gmt":"2018-11-14T10:46:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11278"},"modified":"2018-11-14T10:46:10","modified_gmt":"2018-11-14T10:46:10","slug":"psg-oo-ku-dhaw-saxiixa-fabinho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/psg-oo-ku-dhaw-saxiixa-fabinho\/","title":{"rendered":"PSG oo ku dhaw saxiixa Fabinho."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda reer France ee PSG ayaa lagu soo warayamaa in ay ku raad oogto saxiixa xidiga dhawaan galka ah ee kooxda Liverpool Fabinho.<\/p>\n<p>Fabinho ayaa kaliya kuso bilaawday sadax kulan tartamada oo dhan waxaa uuna inta badan kasoo muuqdaa kursiga keydka.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Brazil ayaa dhawaan sheegay inuu bilaabi doono inuu la qabsado nolosha Merseyside, laakiin sida laga soo xigtay Le Parisien, PSG ayaa isha ku heysa xaaladda xidigan.<\/p>\n<p>25-jirkaan ayaa Liverpool kaga soo biiray kooxda AS Manoco ee dalka Franca.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda reer France ee PSG ayaa lagu soo warayamaa in ay ku raad oogto saxiixa xidiga dhawaan galka ah ee kooxda Liverpool Fabinho. Fabinho ayaa kaliya kuso bilaawday sadax kulan tartamada oo dhan waxaa uuna inta badan kasoo muuqdaa kursiga keydka. Xiddiga reer Brazil ayaa dhawaan sheegay inuu bilaabi doono inuu la qabsado nolosha Merseyside,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":11279,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11278"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11278"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11278\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}