{"id":112734,"date":"2026-08-19T10:42:59","date_gmt":"2026-08-19T09:42:59","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112734"},"modified":"2026-08-19T13:48:11","modified_gmt":"2026-08-19T12:48:11","slug":"dfs-oo-ciidan-booliis-ah-gaysay-degmada-ceeldheer-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dfs-oo-ciidan-booliis-ah-gaysay-degmada-ceeldheer-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"DFS oo Ciidan Booliis ah gaysay Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidan Booliis ah gaysay Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug si ay mas\u2019uuliyadda Amniga kala wareegaan Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>Ciidamadaan Booliiska ah ayaa lagu soo dhaweeyay Degmada Ceeldheer iyada oo la shaaciyay in ay qabanayaan howlaha lagu sugayo Amniga Degmadaan, qorshaha ciidamada halkaas lagu geeyayna uu yahay mid lagu adkaynayo nabadgalyada.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku howlan sidii ay ciidamo Booliis ah u gayn lahayd Degmooyinka \u2018AS\u2019 ay ka qabsatay, waxaa dib loo hagaajiyay Saldhigyada ay ku howlgalayaan Ciidamadaan sida ay inoo sheegeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Ciidamada Militeriga ayay dowladda qorsheynaysa in la geeyo dhinaca furimaha hore ee dagaalka si ay u dardar galiyaan howlgallada ka dhanka ah AS.<\/p>\n<p>Bilihii la soo dhaafay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa u diyaar garoobayay in ay la wareegaan mas&#8217;uuliyadda amniga guud ee dalka, markii ay baxaan Ciidamada howlgalka AUSSOM.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidan Booliis ah gaysay Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug si ay mas\u2019uuliyadda Amniga kala wareegaan Ciidanka Xoogga Dalka. Ciidamadaan Booliiska ah ayaa lagu soo dhaweeyay Degmada Ceeldheer iyada oo la shaaciyay in ay qabanayaan howlaha lagu sugayo Amniga Degmadaan, qorshaha ciidamada halkaas lagu geeyayna uu yahay mid lagu adkaynayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":95097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112734"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112734"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112737,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112734\/revisions\/112737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}