{"id":112722,"date":"2026-08-19T09:39:48","date_gmt":"2026-08-19T08:39:48","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112722"},"modified":"2026-08-19T10:06:55","modified_gmt":"2026-08-19T09:06:55","slug":"15-sano-kaddib-turkiga-muxuu-kusoo-kordhiyay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/15-sano-kaddib-turkiga-muxuu-kusoo-kordhiyay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"15 sano kaddib, Turkiga muxuu kusoo kordhiyay Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p>Maanta oo kale 19kii Agoosto 2011 waxaa Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyir Erdogan oo xiligaas ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalkaas, waxaa Soomaaliya ka jiray xaalado bani aadamnimo oo adag iyada oo Ankara ay gurmad degdeg ah Dalka keentay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-112723\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/MW-Erdogan-iyo-Marwadiisa.webp\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"478\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/MW-Erdogan-iyo-Marwadiisa.webp 864w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/MW-Erdogan-iyo-Marwadiisa-300x166.webp 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/MW-Erdogan-iyo-Marwadiisa-768x425.webp 768w\" sizes=\"(max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/p>\n<p>Wixii xiligaas ka dambeeyay waxaa sii xooggaystay cilaaqaadka Soomaaliya iyo Turkiga oo u gudbay dhinacyada Amniga, Waxbarashada, Soosaarka Khayraatka Dabiiciga ah, Caafimaadka, Ganacsiga, ka qaybgalka musiibooyinkii dalka ka dhacay sida qaraxyada &amp; kuwo kale.<\/p>\n<p>Ankara waxa ay Soomaaliya u tababartay Ciidamo gaar ah oo ka kala tirsan Booliiska waana Haramcad iyo kuwa Xoogga Dalka oo iyanna ah Kumaandooska Gorgor, kuwaas oo ay si xirfad sare ku dheehan tahay u qalabaysay Dowladdaas.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-112728\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Ciidanka-Haramcad-2026.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Ciidanka-Haramcad-2026.jpg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Ciidanka-Haramcad-2026-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/Ciidanka-Haramcad-2026-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-52764\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/158446839_4292293217461910_5020742303444956893_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/158446839_4292293217461910_5020742303444956893_n.jpg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/158446839_4292293217461910_5020742303444956893_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/158446839_4292293217461910_5020742303444956893_n-768x432.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Turkiga waxa uu door ka qaatay Wadahadalladii horay u dhexmaray Madaxda Dowladda iyo Maamulka Waqooyi Galbeed, waxaa kale oo Turkigu dib u hagaajin ku sameeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho &amp; Dekedda oo muhiim u ah dhaqaalaha Dalka.<\/p>\n<p>Waxa uu hadda Turkiga gacanta ku hayaa soosaarka Shidaalka Soomaaliya oo sahankii horay ee Baarista lagu ogaaday ceelasha la qodayo oo bilaha soo socda laga sugayo in ay kasoo saaraan natiijada shidaalkaas soosaarkiisa lagu howlan yahay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-108975\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Markabka-shidaalka-qodaya.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"922\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Markabka-shidaalka-qodaya.jpg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Markabka-shidaalka-qodaya-300x288.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/Markabka-shidaalka-qodaya-768x738.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Muqdisho waxa ay Ankara ka dhigtay Dalka haysta dhul weyn oo dhismo safaaradeed, waxa ay tani sii xoojisay kalsoonida iyo cilaaqaadka ka dhex jira Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, waxaana sii ballaartay xeendaabka xeryaha lagu tababaro ciidanka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Diyaaradaha Casriga ah, Gaadiidka ay adeegsadaan Ciidamada, Hubka ay wataan iyo dhammaan waxyaabaha kale ee aasaasiga u ah jiritaankooda ayay Xukuumadda Ankara siisay waana tan keentay in kalsooni buuxda ciidamada loogu muujiyo mas\u2019uuliyadda Amniga Dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-112729\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/F-16-Muqdisho.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1708\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/F-16-Muqdisho.jpg 2560w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/F-16-Muqdisho-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/F-16-Muqdisho-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/F-16-Muqdisho-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/F-16-Muqdisho-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/F-16-Muqdisho-2048x1366.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo kale 19kii Agoosto 2011 waxaa Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyir Erdogan oo xiligaas ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalkaas, waxaa Soomaaliya ka jiray xaalado bani aadamnimo oo adag iyada oo Ankara ay gurmad degdeg ah Dalka keentay. Wixii xiligaas ka dambeeyay waxaa sii xooggaystay cilaaqaadka Soomaaliya iyo Turkiga oo u gudbay dhinacyada Amniga,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112722"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112722"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112730,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112722\/revisions\/112730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}