{"id":112643,"date":"2026-08-16T16:54:04","date_gmt":"2026-08-16T15:54:04","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112643"},"modified":"2026-08-16T16:54:04","modified_gmt":"2026-08-16T15:54:04","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-safar-ku-maraya-deegaanno-ka-tirsan-galmudug-ayaa-gaarey-magaalada-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-xasan-sheekh-oo-safar-ku-maraya-deegaanno-ka-tirsan-galmudug-ayaa-gaarey-magaalada-cadaado\/","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo safar ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa gaarey magaalada Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu safarka ku maray deegaannada Xananbuure iyo Godinlabe, isagoo ugu dambeyn gaarey degmada Cadaado.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay boqolaal shacabka Cadaado ah ayuu ku baaqay in la sii xoojiyo dagaalka AS iyo dib u heshiisiinta bulshada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu Madaxweynaha Shacabka ku adkeeyay in ay garab istaagaan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. War-saxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu safarka ku maray deegaannada Xananbuure iyo Godinlabe, isagoo ugu dambeyn gaarey degmada Cadaado. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay boqolaal shacabka Cadaado ah ayuu ku baaqay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":112644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112643"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112645,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112643\/revisions\/112645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}