{"id":112629,"date":"2026-08-16T07:31:49","date_gmt":"2026-08-16T06:31:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112629"},"modified":"2026-08-16T07:31:49","modified_gmt":"2026-08-16T06:31:49","slug":"kenya-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-kawada-xadka-ay-la-wadaagto-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-kawada-xadka-ay-la-wadaagto-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kenya oo howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 kawada Xadka ay la wadaagto Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee deegaannada dhaca dhinaca Xadka Soomaaliya kaddib markii ay kordheen Kooxo hubaysan oo qaarkood beegsaday Saldhigyo ciidan, Xarumo maamul iyo Dad deegaan ah.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Hay\u2019adaha Ammaanka Ismaamulka Mandheera ayaa sheegay in howlgalladaan looga jawaabayo weerarro \u2018AS\u2019 ay ka gaysteen dhowaan Deegaanka Lafey kuwaas oo khasaara kala duwan gaystay.<\/p>\n<p>Kenya ayaa culays ka dareemaysa xubno katirsan \u2018AS\u2019 oo la sheegay in ay ku dhex dhuumaalaysanayaan dhulka u dhaxeeya Ismaamullada Soomaalida halkaas oo ay ka fuliyeen weerarro khaasara sababay.<\/p>\n<p>Xukuumadda Nairobi oo fulinaysa amar horay uu u bixiyay Madaxweyne William Ruto ayaa sheegtay in ay kordhisay ciidamada la soconaya dhaqdhaqaaqa \u2018AS\u2019 ee deegaannada dhaca Ismaamullada xiga Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee deegaannada dhaca dhinaca Xadka Soomaaliya kaddib markii ay kordheen Kooxo hubaysan oo qaarkood beegsaday Saldhigyo ciidan, Xarumo maamul iyo Dad deegaan ah. Saraakiil katirsan Hay\u2019adaha Ammaanka Ismaamulka Mandheera ayaa sheegay in howlgalladaan looga jawaabayo weerarro \u2018AS\u2019 ay ka gaysteen dhowaan Deegaanka Lafey kuwaas oo khasaara&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":106242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112629"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112630,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112629\/revisions\/112630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/106242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}