{"id":112582,"date":"2026-08-13T14:34:07","date_gmt":"2026-08-13T13:34:07","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=112582"},"modified":"2026-08-13T14:34:07","modified_gmt":"2026-08-13T13:34:07","slug":"wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-ganacsiga-soomaaliya-oo-iscasilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-ganacsiga-soomaaliya-oo-iscasilay\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo iscasilay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir Ku xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamuud Cabdullaahi Abuukaate ayaa iska casilay xilkii uu hayey, ka dib markii uu warqadda iscasilaaddiisa u gudbiyay Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Warqadda iscasilaadda oo uu u diray Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayu uku sheegay in uu si rasmi ah iskaga casilay xilka wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha.<\/p>\n<p>\u201cMaanta oo taariikhdu tahay 13 Agosto 2026, waxaan si rasmi ah isaga casilay xilka wasiir ku-xigeenka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,\u201d sida uu ku yiri warqadda iscasilaadda Wasiirka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa u mahadceliyay madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, isaga oo yiri, \u201cWaxaan u mahad celinayaa madaxda dalka fursada eey ii siiyeen in aan ugu adeego bulshada Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.99422-6\/773957917_2491143974696086_224527403733977392_n.png?stp=dst-jpg_tt6&amp;cstp=mx1080x1041&amp;ctp=s1080x1041&amp;_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=vEF3pyA0diQQ7kNvwGdqxD_&amp;_nc_oc=AdpYhsjdsoxdtTQP5KB4MXhChC0HoqpjtZ7D1RqD6KCL0M7ljUKZgJaDiLAsAxzs048&amp;_nc_zt=14&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;_nc_gid=wmSoor8CMW6LmlwI6Q_kDw&amp;_nc_ss=7b2a8&amp;oh=00_AQGa2pnlOyECdBYhlkKBZ-OLNofyG7EtlroVYjLYotUcqQ&amp;oe=6A83947D\" alt=\"May be an image of \u200etext that says '\u200eJAMHUURIYADDA JAMHURIYADDAF.SOOMAALYA SOOMAALIYA Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xafiiska Wasiir Ku xigeenka \u062c\u0647\u0648\u0631\u064a\u0629\u0627\u0644\u0635\u0631\u0645\u0627\u0644 \u0627\u0644\u0641\u062f\u0631\u0629 \u0648\u0627\u0644\u0635\u0646\u0627\u0639\u0629 \u0627\u0644\u062a\u062c\u0627\u0631\u0629 \u0648\u0632\u0627\u0631\u0629 \u0644\u0624\u0632\u064a \u0646\u0627\u0626\u0628 \u0645\u06a9\u062a\u0628_\u0646\u0627\u0626\u0628 \u0645\u0643\u062a\u0628 FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA Ministry Commerce and Industry Office the Deputy Minister SUMMAD: WGW\/XW\/59\/2026 DATE: 13\/08\/2026 Ku: iisul Wasaaraha JFS Og: Madaxweynaha. JFS Ujeedo: Ujeedo:Iscasilaad Iscasilaad 00 taariikhdu tahay ku-xigeenka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha JFS 13 Agosto 2026, waxaan si rasmi ah isaga casilay xilka wasiir Waxaan Soomaaliyeed mahad celinayaa madaxda dalka fursada ccy ii siiyeen in aan ugu adeego bulshada Xil. Mohamud Abdullahi Ahmed (Abukante) Wasiir ku xigeenka Wasarada Ganacsiga iyo Warshadaha JFS\u200e'\u200e\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka ayaan ku muujin warqadda sababta keentay iscasilaaddiisa, balse waxa uu ka mid ahaa maalmimihii la soo dhaafay Xildhibaannada aad ugu ololaleenaysay Cabdulqaadir Maxamed Jaamac oo dhawaan loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir Ku xigeenkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamuud Cabdullaahi Abuukaate ayaa iska casilay xilkii uu hayey, ka dib markii uu warqadda iscasilaaddiisa u gudbiyay Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Warqadda iscasilaadda oo uu u diray Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayu uku sheegay in uu si rasmi ah iskaga casilay xilka wasiir ku xigeenka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":112583,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112582"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=112582"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":112584,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/112582\/revisions\/112584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/112583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=112582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=112582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=112582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}